1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynayaashii Hore Soomaaliya Sheekh Shariif Iyo Xasan Sheekh Ayaa Ku Baaqay In Gurmad Loo Fadiyo Dadka Fatahaadaha Ay Saameeyeen Madaxweynihii Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhibaato ba’an oo ay wajahayaan Qoysas badan oo ku nool deganada gobolada Shabbeelooyinka. Xasan Sheekh Maxamud waxa uu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr Xasan Sheekh Cali “ Farmaajo Waa In Uu Ogaadaa Haddii La Gaaro 8-da Febraayo In Uu Yahay Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya ” Magaalada Dhuusmareeb waxa ka soconaya shirar gooni- gooni oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka , xubnaha maamul goboleedyada iyo bulshada rayidka. Shirka madaxda Dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa ah mid…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi:- Muxuu Yahay Nidaamka Federaalka Ee Soomaaliya Qaadatay ? Jahweerar dhanka siyaasada iyo Khilaafaad aan dhamaan ayaa weli ka taagan nooca Federaalism-ka ee ay Soomaaliya qaatay,khilaafka ugu badan ee soo lab- laabta wuxuu u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowladaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amnesty International: Xilligan COVID-19, Barakacayaasha Ilaahey Ayaa u Maqan Qoraal cusub oo ay soo saartay Amnesty International ayaa looga hadlay xilligan uu jiro COVID-19 iyo xaaladda dadka barakacayaasha ah iyada oo sheegtay in laga deyrinayo, oo ilahey uun u maqan yahay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Khasaaraha Ka Dhashay Guri Ku Dumay Xamarweyne Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 20 kale ay ku dhaawacmeen sar dabaq ah oo ku soo duntay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Dhacdadan oo xalay dhacday ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Villa Somalia oo Ku Adkeysaneysa Doorasho “Qof iyo Cod” ah Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Ilo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxda Dowladda Soomaaliya Iyo Kuwa Maamul Goboleedyada Oo Kulan Hordhac U Ah Ku Yeeshay Madaxtooyda Dhuusamareeb Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Maamul Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo jaangoyn lahaa qodobbada muhiimka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamed Bile Muuse “Dowladda Wax Badan Ayay Ku Fashilantay Waa In Aysan Caraqaladeyn Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb “ Maxamed Bile Muuse oo ah xoghayaha isbaheysiga Isbadal doonka Kowda Luuliyo oo la hadlay Goobjoog ayaa madaxda Dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ugu baaqay in wax wanaagsan laga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xasan Afrax Jeeri “ Waan U Qalanay Guusha Iyo Koobka Lagu Xusayay Marxuum Uurey” Kooxda Kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud ee ka socotay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadi ayaa ku guulaystay tartankii lagu maamuusayay laacibkii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda LLP Jeenyo Marxuum Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Farmaajo iyo Bulshada Rayidka ah? Waxaa magaalada Dhuusamareeb kulan ku yeeshay 19-kii bishan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo bulshada rayidka ah. Qoraal ka soo baxay shirka waxaa ku xusan in kulankan uu qeyb ka…