U bood dhigaalka

Waraysi:- Muxuu Yahay Nidaamka Federaalka Ee Soomaaliya Qaadatay ?

Sheeko:Amniga

Jahweerar dhanka siyaasada iyo Khilaafaad aan dhamaan ayaa weli ka taagan nooca Federaalism-ka ee ay Soomaaliya qaatay,khilaafka ugu badan ee soo lab- laabta wuxuu u dhaxeeya Dowladda Dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah ,isla markaana salka ku haya awoodaha oo aan si cad u kala qeexin Dastuurka KMG ah.

Cabdirisaaq Aadan Maxamed oo ah Cilmi Baare ka tirsan Heritage oo Goobjoog Wareysi gaar ah siiyay ayaa sharaxaya nooce Federaalism-ka ee ay qaadatay Soomaaliya iyo caqabadaha jira

Halkan Ka Daawo Warysi Oo Cabdirisaaq Aadan Siiyay Goobjoog News

Goobjoog News