1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Jeneraal Daa’uud Ayaa Ku Guulaystay Tartankii Lagu Xusayay Laacibkii Hore Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay tartankii lagu maamuusayay xidigihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya marxuum Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaartii fiinaalka wada dheelay kooxaha Jeneraal Daa’uud iyo Asal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxaha Asal 24 Iyo Jeneraal Daa’uud Oo Wada Ciyaaridoona Fiinaalaha Tartankii Lag Xusayay Laacib (Uurey) Waxaa maanta la soo xeridoonaan tartankii lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) oo dhamaadkii 2019 ku geeriyooday Wadanka Canada, waxaana fiinalaha iskugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin: Dabeylo Kusoo Fool Leh Xeebaha Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Wasaaradda gargaarka ayaa ka digtay dalbeyso saacadaha soo socda ku fooleh xeebaha koonfurta Soomaaliyda sida Magaalooyinka Af-madoow, Kismaayo, Jamaame, Badhaadhe, Marka, Baraawe iyo Degmooyin kale. Qoraalka waa sidan: Dabeyshan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamuud Culusow “Madaxweyne Farmaajo Wuu Ku Xadgudbay Karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye “ Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku xadgudbay karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye , sidaas darteedana laga rabo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamuud Culusow “ Madaxweyne Farmaajo Wuxuu Damacsan Yahay In Uu Fashiliyo Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb ” Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu damacsan yahay in uu fashiliyo wajiga labaad ee Shirka Dhuusmareeb kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Warbixin-Umul Imtixaanka Dugsiga Sare Ku Gashay Isbitaalkii Ay Ku Dhashay Shamso Maxamed oo Umul ah ayaa Imtixaanka Dugsiga Sare ee Dowladda ku gashay saakay Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho oo ay dhawaan ku dhashay, xilli maanta loo fariistay imtixaanka shahaadiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Da’yarada Kooxaha Midnimo Iyo Fanka Oo Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Ciyaareed Saaxiibtinimo Da’yarada kooxaha Midnimo iyo Fanka ayaa ciyaar saaxiibtinimo iyo is barasho ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kulankan soo abaabulayay maamulka Midaynta oo u i staagay dhiirigelinta iyo kor u qaadida…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Daawo: Imtixaanka Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo Si Rasmi Ah U Bilowday Waxaa maanta bilowday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare ee fasallada Form 4, iyadoo ay jirto in ardada qaar ay waajahayaan dhibaatooyin farabadan. Ra’iisul wasaare Ku-xigeenka Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amniga Goobaha Imtixaannada oo La Adkeeyey Waxaa aad loo adkeeyey goobaha ay ardeyda ku galayaan imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee guud ahaan dalka. Magaalada Muqdisho meelaha amniga la adkeeyey waxaa ka mid ah jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Waxbarashada oo Qaadeysa Imtixaannada Dugsiga Sare Waxaa maanta qeybo badan oo dalka ah ka dhacaya imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee mideysan kaas oo ay diyaarisay wasaaradda waxbarashada dowladda federaalka ah. Maamul goboleedyada, oo laga…