1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Fowsiya “Doorashada Oo Waqtigeeda Ku Dhacda Waxay Horomar U Tahay Dalka” Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka ayaa sheegtay in doorashada 2021 oo waqtgeeda ku dhacdaa ay horomar u tahay Wadanka oo dhan. Halkan Ka Daawo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Falaqeyn Ku Saabsan Xaalada Guud Iyo Xiisadihii Ugu Danbeeyay Wadanka Ethiopia Aqoonyaha iyo falanqeeye arimaha siyaasadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Daqare ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada guud iyo xiisadihii ugu danbeeyay ee Wadanka Ethiopia iyo sidoo kale arimaha Doorashooyinka. Halkan Ka Daawo Falanqeyn Ku Saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Riday Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun Dil ah ku riday Nuur Daahir Geedi oo loo haysto dilka Cumar Xasan Macalim oo ka dhacay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir, kadib markii marxuumka dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Siyaasiyiin,Hey’ado Iyo Shakhsiyaad Soomaali Iyo Ajnabi Oo Kahor Yimid Dacwo Beenaadka Villa Somalia Ee Weriye Gurbiye Waxaa maxkamadda gobolka Banaadir hortagay tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Axmed Gurbiye iyada oo lagu eedeeyey dacwo beenaad uu gadaal ka riixayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo si loo caburiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo Dhaweeyay Kulanka Dhuusamareeb Ku Dhexmaraya Madaxda Maamul Goboleedyada Hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhaweeyay kulan Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleedyada iyo arimo kale oo ku saabsan xaalada Dalka. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Baaqa Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Laacib Xasaasi Ka Yiri Goolkii Uu Ku Dhaliyay Garoonka Stadium Muqdisho Xasan Cabdinuur Xasaasi oo ka tirsan kooxda Horseed iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa noqday laacibkii ugu horeeyay ee goolka ku dhaliya mudo 16-sano ka dib garoonka ciyaaraha Muqdisho Stadium, ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Muuse Sheekh “ In La Handado Saxaaafada Xorta Ah Waa Dhaqamada Kaligii Taliska,Villa Somalia Ha Ilaaliso Madax Banaanida Warbaahinta” Xildhibaan Hore Baarlamaanka Soomaaliya Muuse Sheekh ayaa sheegay handaada saxaaafada xorta ah loo geestay in ay tahay dhaqamada kaligii taliska,madaxtooyda ha ilaaliso madax banaanida Warbaahinta” Halkan Xildhibaan Muuse Sheeh Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Aqalka Sare Oo Waxba Kama Jiraan Ku tilmaamay Qaraarkii Golaha Shacabka Ee Matalaadda Gobolka Banaadir Guddoonka Aqalka Sare ayaa sharci darro ku tilmaamay qaraarkii Golaha Shacabka ee Matalaadda 13- senetor Gobolka Banaadir Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Go’aanadii Ka Soo Baxay Aqalka Sare Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa agab caafimaad ka gudoomay shirkada Dubai Ports World (Dp World) ee dalka Imaaraatka Carabta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Agabka Caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni Oo Ka Warbixiyay Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleeydada. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni Oo La Hadlay Warbaahinta