1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin:-Ma Ogtahay In Madaxweyne Farmaajo Uu Horay U Ahaa Garsoore Xaga Ciyaaraha? Goobjoog uu kuu diyaarisay warbixin ku saabsan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee xaga ciyaaraha,isagoo horay u ahaa garsoore dhinaca kubbadda cagta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsa Sooyaalka Ciyaaraha…
1 daqiiqo Sheeko:War Kooxda Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Shacabka Muqdisho Oo Hambalyo U Diray Dowladda Jabuuti Dadweynaha reer Jabuuti ayaa u dabaal-degaya maalmaha xoriyada ee 27-ka Jun, hadaba qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa ka hadlay dabaal-degaas ee ka socota Jabuuti. Halkan Ka Daawo Aragtida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Deegaanada Somaliland Waxa Ay Ardaydu U Fariisteen Imataxaanka Shahaadiga Dergaanada Somaliland waxa ay ardaydu u fariisteen Imataxaanka shahaadiga wariyaha Goobjoog ee Somaliland Caydaruus Maxamed ayaa warbixinta ka soo diray magaalada Hargaysa. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Ardayda Somaliland Oo U…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Da’yarta Midaynta Oo Bilaaway Tababarkoodii Ugu Horeeyay Da’yarta kooxda Midaynta ayaa bilaaway tababarkoodii kowaad waxaana dhallinyaradan gacanta ku haya ciyaartooydii hore Soomaaliya,iyagoo sheegay in ay ugu tala galeyn in ay ugu faa’ideeyaan waqtikooga si mustaqbalka ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Ayaa Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Muqdisho waxaa si heer sare ugu socda tartan lagu xusayo xidigihii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Jeenyo Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ka qeyb galay ciyaartooydii hore iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Oo Taageeray Aqalka Sare https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/puntland-iyo-jubbaland-kadib-madasha-xisbiyada-ayaa-taageeray-aqalka-sare/ Halkan Ka Daawo Baaq Kasoo Baxay Madasha Xisbiyada Qaran
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Qoor Iyo Deni Oo Ku Kulmay Gaalkacyo Maxay Kawada Hadleen? Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Siciid Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka qeyb-galay Shirka Iskaashiga Puntland iyo Galmudug ee ka dhacay Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo. Aqriso Nuxurka Kulanka Madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Puntland iyo Jubbaland Kadib, Madasha Xisbiyada Ayaa Taageeray Aqalka Sare Madasha Xisbiyada Qaran oo warmurtiyeed ka Soo saarey go,aankii Aqalka Sare ee ku aadanaa habraacyada been abuurka ah ee la sheegay lagu sameeyey xeerkii ay Soo wada diyaariyeen Guddigii Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galkacyo Oo Martigelineysa Labadeeda Madaxweyne Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheega in xarunta madaxtooyada Puntland ee Galkacyo ay kulan ku leeyihiin madaxweyneyaasha Puntland iyo Galmudug Saciid Cabdullahi Deni iyo Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor. Labada dhinac ayaa lagu…