1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Diiwaan Gelisay Machadka UNAS iyo Qaramada Midoobay oo Dacwad u Heysta. Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya ayaa sheegay inuu maxkamad la tiigsan doono machadka Uinted Nation Accademy of Somalia oo adeegsatay magaca iyo sumadda qaramada midoobay isaga oo aan heysan fasax. War…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Aaden Barre Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee Baarlamaanka Kenya waxaa loo dhiibay Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada oo Ku Sheekeysanaya “Whatsapp Group” Warar ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijinaya in madaxweynaha federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada ay maanta ku wada hadlayaan “Whatsapp group”. Arrintan ayaa timid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Goobjoog Oo Heshay Warmurtiyeedka Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland 5 Maalin ayaa laga joogaa markii Djibouti lagu soo gabagabeeyey wadahaddallada Soomaaliya iyo Somaliland, sidaas ay tahay dowladda federaalka ah kama hadlin waxa lagu heshiiyey halka Somaliland ay soo bandhigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartankii Lagu Xusayay Laacib Uurey Oo Si Wanaagsan Ugu Socda Muqdisho Waxaa si xiiso u socda tartanka lagu xusayo xidigihii hore Gobolka Baay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Uurey waxaana kulan ciyaareed ka mid ahaa tarankaas wada dheelay labo koox…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daafaca Xulka Soomaaliya Maxamuud Cali Maxamuud Ayaa Ku Biiray Koox Ka Dhisan England Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa hambalyo u diray kabtanka Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamuud Cali oo ku biiray koox ka dhisan horyaalka Wadanka UK. Halkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Sida Loo Maamulay Kursi Deegaan Doorashadiisu Tahay Degmada Baardheere Ayaa Cabasho Lagu Muujiyay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Degmada Baardheere , ayaa laga soo hor jeestay waxayna dadka ka cabanaya kursugan ay sheegeen in loo wareejiyo Kismaayo oo laga soo horjeestay.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muqaal:-Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka Sare In Aan Lagu Qaybin Hannaanka 4.5 Oo Laga Soo Horjeestay. Xubnaha Ku Matalaya Gobolka Banaadir Aqalka sare in aan lagu qaybin hannaanka 4.5 oo laga soo horjeestay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Arinkaa
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Ciidamo Ka Tirsan Militiriga Dowladda Soomaaliya Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan Ciidamo ka tirsan Milateriga Dowladda ayaa xirtay waddo ku dhow Madaxtooyada, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan waxayna madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ka dalbadeyn in wax laga qabato cabashooda. Halkan Ka…