U bood dhigaalka

Muuqaal:-Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka

Juun 22, 2020

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Sharciga Madaxweynaha Saxiixay