1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqaal :-Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Shirka Dhab U Heshiisiinta Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Laga Filan Karaa Shirka U Dhaxeeya Madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland? Qaar ka mid shacabka Muqdisho oo la hadlay Goobjoog News ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada-hadalada u dhaxeeya madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkood Golaha Abwanaada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Dowladda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkooda
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Afyare “ Waa Talaabo Bogaadin Mudan Isu Soo Dhawaashaha Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe ” Prof.Afyare Cilmi oo waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa soo dhaweeyay in ay wada hadlaan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdullahi Xasan Sulaymaan Baliil “Daawasho La’aan Ayaa Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya ” Horyaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku yimid hoos dhac dhinaca daawashada kamana qeyb galaan taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta,inkastoo ay jiraan kuwa yar oo taga garoomada Eng.Yariisow ee degmada Cabdicasiis iyo garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Fartuun “ Waxaan Kulanka U Baajinay Inaga Oo Diidnay In Lagu Qabto Aalada ZOOM ” Senator Fartuun Cabduqaadir Faarax oo ka mid xildhibaanada aqalka sare ayaa sheegtay in qabsoomada kulanka golaha aqalka sare ay u diideyn in lagu qabto aakada ZOOM -ka Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fartuun Cabduqaadir …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Aragtida Qaar Ka Mid Shacabka Garoowe Ee Ku Aadan Kulanka U Dhaxeeya Soomaaliya Iyo Somaliland Shacabka Garowe ayaa ka hadlay Shirka Jabuuti ku dhexmaraya Madaxda DFS iyo Somaliland , iyo ka qaybgalista Puntland shirkaasi,
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 8 Sano iyo Sooyaalka Wadahadaladda Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland Somaliland waxaa ay gooni isu taag iskeed ah ku dhawaaqay May 18, 1991, 30 sano kadib ma jiro hal dal oo adduunka ka tirsan oo aqoonsaday, waxaa intaasi barbar socotey…