1 daqiiqo Sheeko:War Aragtida Shacabka Garoowe Ee Khilaafka Madaxda Puntland Shacabka Magaalada Garowe oo ka aragti dhiibtay xalinta khilaafkii Madaxwaynaha Puntland Saciid Deni iyo Ku xigeenkiisa Axmed .
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Banaadir oo Booliiska Gobolka Uga Mahadceliyey Amniga Caasimadda Ee Bishii Soon Kulan todobaadle ah oo maamulka gobolka Banaadir yeeshay ayaa booliiska gobolka Banaadir looga mahadceliyey sida ay u sugeen amniga caasimadda inta lagu jiray bishii Ramadaan. Kulankan oo ahaa midkii todobaadlaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Is Badal Ayaan Ka Rabnaa” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta. “Xiriirka kubbadda cagta waa…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Taqal “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ha Soo Dhaafo Muqdisho” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Tim-jilac) ayaa sheegay in madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga doonayo in ay is badal ay sameeyeen horomarna gaarsiiyeen guud ahaan Wadanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixin Ku Saabsan Haweenka Ka Ganacsada Caanaha Haweenka ka ganacsada caanaha xiliga habeenkiiay sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmaan halista Waddooyinka Muqdisho wariyaha goobjoog Maariya Aadam Harlin ayaa booqatay suuqyada lagu iibiyo caanaha,iyadoo warbixintan ka diyaarisay
1 daqiiqo Sheeko:War Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Xiray Wajiga Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo xiray wajiga labaad ee Barnaamijka shaqo qaran
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya Oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Laga Lee Yahay Kiinya Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada…
1 daqiiqo Sheeko:War Dooda Matalaada Muqdisho Ee Doorashada Soo Socota Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho…