U bood dhigaalka

Dooda Matalaada Muqdisho Ee Doorashada Soo Socota

Juun 1, 2020
Matalaada dadka Magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Golaha aqalka sare ma waxa loo qeybinayaa qaab 4.5 ah, mise dadka Magaalada Muqdisho asal ahaan u dagan ayaa gooni u leh, shacabka Muqdisho ayaa ka aragto dhiibtay qaar ka mid ah  shacabka Muqdisho ayaa la hadlay Goobjoog News