Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka” Sheeko:War Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka. 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Siyaasiinta mucaaradka Oo Soo Dhaawayay Go’aanka Xukuumadda Ee Qabsoomida Doorashooyinka Siyaasiinta mucaaradka kuwa xilal hore soo qabtay iyo qaar ka mid ah shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Raysal wasaaraha Xukuumadda ee ahaa in doorashada Dalka ay waqtigeeda ku qabsoonto
1 daqiiqo Sheeko:War Madasha Xisbiyada Qaran Oo Soo dhoweeyay Hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Madasha Xisbiyada Qaran oo soo dhoweeyay hadalkii Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ee ahaa in Doorashooyinka Dalka ay waqtigeeda ku dhacdo
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur “Guddiga Doorashooyinka Waan In Uu Cadeeyaa In Ay Doorasho Dhici Kart Iyo In Kale ” Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in guddiga Doorashooyinka ay Cadeeyaan in ay doorasho dhici karto iyo in kale.
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Raysal Wasaare Khayre Ee Ahaa Qabsoomida Doorashada Dalka. Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Raysal Wasaare Khayre Ee Ahaa Qabsoomida Doorashada Dalka.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehellada iyo Shaqaalaha Zamzam oo Goobjoog Uga Warramay Xasuuqa Gololey Meydadka illaa 8 ruux oo u badan dhalinyaro, kana shaqeynayey MCH ay leedahay hay’ada Zamsam ayaa maalin kadib markii la afduubtay waxaa khamiistii meydkooda la soo dhigay deegaanka Gololey ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Cabdullahi Tootoole “Guri Walba Oo Cadaado Ku Yaala Laba Ama Sedex Qof Oo Xanuunsan Ayaa Laga Helayaa”
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho Qaar Ka Mid Ah Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtay Sida Ay U Arkaan Qalabka Covid-19 Ee Loogu Iibinayo Suuqyada Muqdisho,iyagoo Dowladdu ugu baaqay in ay wax ka qabato arinkan.