Siyaasiinta mucaaradka kuwa xilal hore soo qabtay iyo qaar ka mid ah shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Raysal wasaaraha Xukuumadda ee ahaa in doorashada Dalka ay waqtigeeda ku qabsoonto
Siyaasiinta mucaaradka Oo Soo Dhaawayay Go’aanka Xukuumadda Ee Qabsoomida Doorashooyinka
Juun 1, 2020