2 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle: Waxaan Rajeynaynaa in Deymaha Nalaka Cafiyo Sanadkan Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, wasiirka maaliaydda Somaaliya ayaa sheegay in sanadkan ay Soomaaliya raja badan ka qabto in la soo geba gebeeyo dadaalada loogu jiro in dalka laga cafiyo deymaha lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxakamadda Ciidanka Qalabka sida oo xukunno kala duwan ku ridday 2 askari oo dil ku Eedeysanaa Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray dilka Marxuum Ex Kormeera Sedaxaad Booliis. Xasan Aadan Ibraahim, dilkaasi oo ka dhacay gudaha Saldhigga degmada Hilwaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Kulan Ka Joojiyey Xisbiga UPD Ciidamada booliska Soomaaliya ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta joojiyay siminaar uu soo qaban qaabiyay Midowga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda UPD. Senator Xuseen Sheekh Maxamud oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardey Codsaneysa In Maadada Computerka Lagu Daro Manhajka Iskuullada Sanadihii la soo dhaafay iyo ka soo kabashadii burburka kadib, waxaa sanad weliba dugsiyada waxbarashada dalka ka soo qalin jabinayey kumanaan arday ah kuwaas oo u gudbayey heerka jaamacadda. Geyiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qaabka iyo Sababta Loo Badalayo Sharci No. 130 Ee Bangiga Dhexe Xukuumadda J. federaalka ah ee Soomaaliya ayaa todobaadkan lagu wadaa inay baarlamaanka federaalka ah hor keento wax badalka “Xeer Maamul Bankiga dhexe”, iyada oo arrintn ay horudhac u tahay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulanka Golaha Shacabka Ee Maanta Oo u Baaqday Kooram La’aan Kulan lagu wadey maanta in ay yeeshaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa u baaqday kooram la’aan, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay golaha. Qoraalkan oo koobnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Xilka Ka Qaaday Ku-xigeenka Guddoomiyaha Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey inay maanta xilka ka qaadeen guddoomiye ku-xigeenka guddiga Sayid Cali Sheekh. Qoraal kasoo xafiiska guddiga waxaa uu u qornaa:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Ah Soomaaliya Oo Fasax Galay Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo xiray kalfadhigiisii 4aad, arrintan ayaa ku timid fariin ka soo baxday xafiiska guddoomiyha golahan Cabdi Xaashi. Sida uu qabo dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qeybo Ka Mid Ah Suuqa Bakaaro Oo Gubanaya Wararka aan ka heleyno suuqa Bakaaro, ee degmada Howl-wadaag ee caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ay gubteen qeybo ka mid ah suuqa kuwa ugu muhiimsan. Qeybaha dharka, bagaashka iyo qalab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Magacaabay Guddi Ay Ku Jiraan 8 Wasiir Oo Soo Celinaya Hantida Qaranka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magacaabay guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…