2 daqiiqo Sheeko:Dalka UK Oo Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Soo Safraan Ama Joogaan Soomaaliya Xafiiska arrimaha dibadda iyo Commonwealth ee dalka Ingiriiska ayaa kula taliyey muwaadiniintooda in aaney u soo safrin Soomaaliya oo ay ku jirto Somaliland. Waxaa kale oo qoraalka lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacad Cali Shire: Rajo wayn baan ka qabaa in Somaliland La Ictiraafo Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo waraysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in rajo wayn uu ka qabo in la ictiraafo Somaliland isla markaana ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waxaa Dib Loo Howlgeliyey Hay’adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa maanta ku dhawaaqay dib u howl-gelinta Hay’adda Tayo-dhowrka iyo badqabka badeecadaha , hey’adda ayaa sidoo kale loo magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abu Dhabi: Shir Madaxeed Saddex-Geesood Ah OO Dhex-maray Imaaraadka, Eritrea iyo Itoobiya Magaalada Abu Dhabi waxaa ay marti-gelisay shir saddex-geesood ah, kaas oo ay wada yeesheen dhaxal sugaha Abu Dhabi Maxamed Bin Zaa’yid, Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweyanaha Eritrea Isaias…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rwanda: Kagame iyo Modi Oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Difaaca ah, Ganacsiga iyo Beeraha Hindiya ayaa la sheegayaa in $200 million oo hababka deyn qaadashada ah ay ka hirgelisay dalka Rwanda. Arrintan ayaa timid kadib markii wada hadal ay yeesheen madaxweynaha Rwanda Paul Kagame…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Keating: Mustaqbalka Soomaaliya Waxaa Uu Ku Jiraa Gacanta Soomaalida Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo maanta ka hadlayey madal ay soo qaban-qaabiyeen NUSOJ, loogana hadlayey sida warfaafinta uga qeyb-qaadan karo baahinta dowladda wanaagga ayaa sheegay in Soomaalida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Bangiga Dhexe Oo Xeer Ka Soo Saarey Lacago Badan Oo Soo Gala Ama Lala Baxo Bangiga dhexe ee Somaliland ayaa soo rogay xeer cusub oo lagu xoojinayo siyaasadda la socodka xaddiga lacagta soo galaya ama ka baxa Somaliland. Shakhsiyaadka iyo shirkadaha waxaa la faray in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Xasilinta Oo Laga Qaadey Jidadka Muqdisho Iyada oo loo hoggaansamo go’aankii amniga qaranka ee ahaa in jidadka Muqdisho la furo, waxaa saaka caadi ah oo furan dhammaan jidadkii ay ciidamada joogeen. Koonfurta Muqdisho, isgoyska Debka,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Sooyaalka Amarrada Gobolka Banaadir Ee Aan La Fulin Gobolka Banaadir waxaa uu mar walbo soo rogaa amarro, laakin intooda badan waxaa adag in ay fulaan sababo la xiriira maamul xumo iyo istiratiijiyad la’aan, amarkii lo’da looga mamnuucay jidadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Soomaali Ka Faa’ideysan-doonta Talaalka Dabeesha Waxaa magaalada Lamu, ee dalka Kenya laga bilaabay ololaha talaalka Dabeesha, waxaa ka faa’ideysan doona 21000 oo ay ku jiraan Soomaalida ku nool xadka labada dal. “Waxaa talaalka gaarsiin-doonnaa dadka…