Dadka Saaran Markabka Nawaal 3 Oo Loo Diyaariyay Goobihii La Dejin Lahaa Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Qaxootiga Yemen ee Boosaaso ayaa sheegay in ay diyaariyeen goobihii ay kusoo dhaweyn lahaa dadka Soomaaliyeed ee saaran Markabka Nawaal Seddax, kaasi oo kusoo xirtay dekadda Boosaaso. Gudoomiyaha… 1 daqiiqo
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Gaar Ah:- Dalladaha Iyo Dowladda Ee Is Diidan Todobaayadan waxaa cirka isku shareeray khilaafka ka dhaxeeya dalladaha iyo wasaaradda waxbarashada, khilaafkana waa mid salka ku haya in la qaado imtixaan midaysan oo wasaaraddu hormuud ka tahay , lagana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland “Waxaan Qabanay Doonyo Sharci Darro Shidaal Ugu Qaadayay Yemen” (Sawirro) Maamulka Puntland ayaa gacanta ku dhigay Afar Doon oo ay sheegeen in si sharci darro ah ay shidaal ugu qaadayeen dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan, kuwaasi oo lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyaro Maanta Socodka Rajada Ka Bilaabaysa Gaarisa, kuna Wajahan Mandheera Magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi bari Kenya waxaa maanta socod dheer oo lug ah ka bilaabaya maanta oo Sabti ahdhalinyaro Soomaaliyed, balse muddo halkaasi ku nool, kuwaasi oo lug ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Boosaaso Kusoo Xirtay Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari waxaa kusoo xirtay Markabka Nawaal 3 oo uu ku yaboohay Ganacsade Cabdi Faarax , kaasi oo dad Soomaaliyeed kasoo qaaday dalka Yemen. Markabkaan ayaa maqribkii xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ilaalada Waddooyinka Puntland Oo Lagu Wareejiyay Mootooyin Casri ah Ciidamada ilaalada waddooyinka Puntland ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Mootooyin casri ah, ka dib munaasabad ka dhacday magaalada Garoowe. Mootooyinkaan ayaa tiro ahaan ah 9, waxaana loogu tala galay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Hor Yimid Wareegto Kasoo Baxday Maamulka Koonfur Galbeed Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhabo qaarkood ayaa waxay ka hor yimaadeen wareegto dhawaan kasoo baxday maamulka Koonfur Galbeed, taasi oo lagu magacaabay gudoomiyahaasha gobalka Baay iyo magaalada Baydhabo. Nabadoon Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Isku Fidisay Deegaanno Hor Leh Kana Tirsan Galgaduud Wararka Goobjoog News ay ka helayso gobalka Galgaduud ayaa ku waramaaya in ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca ay isku fidiyeen deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud, ka dib markii dhawaan ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garbahaarey: AMISOM Oo Lagu Banaanbaxay Shacabka ku dhaqan degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa maanta isugu soo baxay dibadbax ballaaran oo ay uga soo horjeedaan ciidamada AMISOM ee degmadaasi ku sugan. Shacabkaan oo watay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Shacabka Kismaayo Oo Dhigay Dibadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka (Sawirro) Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose waxaa maanta ka dhacay dibadbax ballaaran oo ay dhigayeen Boqolaal shacab ah oo ku dhaqan magaaladaasi. Dadka ayaa watay boorar ay kusoo qoreen…