2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Puntland Waxa Ay Ka Digeysaa In Lagu Xadgudbo Dastuurka” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo maanta furay kalafadhiga 35-aad ee baarlamaanka Puntland ayaa ka digay in lagu dhaqmo wax walba oo ka dhan ah Dastuurka dalka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Safar Degdeg Ah Ku Tagay Degmada Dhuusamareeb Wararka Goobjoog News ay helayso ayaa sheegaya in wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa uu gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud, halkaasi oo dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Ku Sugan Gedo Oo Ku Gacan Seyray Dastuurka Maamulka Jubbaland Qaar ka mid ah waxgaradka ku dhaqan gobalka Gedo ayaa ku gacan seyray Dastuurka maamulka Jubbland, ka dib markii dhawaan deegaanno ka mid ah gobalkaasi ay tageen xubno ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Bedalaya Mas’uuliyiintii Dowladda Ee Seddaxda Gobal Maamulka Koonfur Galbeed ayaa bilaabay qorsheyaal uu ku bedalayo mas’uuliyiintii horay dowladda Federaalka ugu magacawday deeganada iyo degmooyinka gobalka Shabellaha Hoose. Wareegto xalay kasoo baxday maamulkaasi ayaa waxaa gudoomiyayaal cusub…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Lacag Ku Wareejiyay Guddiga Gurmadka Boosaaso Guddiga Badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa kumanaan doolar ku wareejiyay guddiga gurmadka qaxootiga Yemen ee ku sugan magaalada Boosaaso. Lacagtaan ayaa gaaraysa 50 kun oo doolar, waxaana guddiga badbaadinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shir Gudoomin Doona Kulan Ay Isugu Imaanayaan Madaxda Ciidamada Ay Ka Joogaan Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dalka Koonfur Afrika kaga qeyb galaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo sanadkani looga hadlayo arrimo ay ka mid tahay horumarinta adeegyada bulshada ee Qaaradda Afrika Madaxweynaha Jamhuriyadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: Qoysas Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Gurmad Dalbaday Qaar ka mid ah qoysaskii dhawaan kasoo cararay dagaallada Yemen ee ku sugan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa ay ka dalbadeen gurmad dhan walba leh.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgal Ka Dhan Ah Hubka Sharci Darada Oo Laga Sameeyay Magaalada Baydhaba Ciidamada Booliiska, Nabad Sugidda iyo kuwa Daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxa ay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ka sameeyeen howlgal ballaaran oo lagu baadi goobayay hubka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Khasaarihii Ka Dhashay Doontii Ku Gubatay Dekadda Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa doon xoolo badan waday oo maanta ku gubatay meel ku dhaw dekadda Magaalada Boosaaso, taasi oo halkaasi ka shiraacatay kuna wajahneyd Imaaraadka Carabta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Iska Hor Imaad Maanta Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid Wararka aynu ka heleyno degmada Yaaqshiid ee gobalka Banaadir gaar ahaan Labaajada Mahad Alle oo u dhaxeysa Isbitaal Carafaat iyo Ceymiska ayaa sheegaya in laba gaari oo is eryanayay ayna…