1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ergada Ku Shirsan Cadaado Oo Ansixiyay Dastuurka Uu Yeelanayo Maamulka Loo Sameynayo Mudug Iyo Galgaduud Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in ergada ku shirsan degmadaasi ay goor dhaw ansixiyeen Dastuurka uu yeelanayo maamulka loo sameynayo gobalada Mudug iyo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Xaaladda Ay Ku Jiraan Dadkii Laga Keenay Yemen Ee Ku Sugan Boosaaso Nin dheer oo xiran koofiyadaha qoraxda oo dadka kula hadlaya cod-baahiye ayaa hor taagan teendho weyn oo laga dhexdhisay xarunta lagu hakiyo dadka ka yimid wadanka yemen ee ku taalla…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Gedo: Caruur Laga Talaalay Cudurka Dabaysha Ku dhowaad 5-kun Caruur ah kuna dhaqan degmada Buurdhuubo iyo qaar ka mid ah tuullooyinka hoos yimaada ayaa markii ugu horeysay muddo ka badan Sanad Hal Sano waxaa laga talaalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Dib u Heshiisiinta Baladweyne Oo Gabagabo Maraya Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka socda shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo ay ka qeybgalayaan inta badan beelaha degan gobalka Hiiraan, waxaana xilligaan uu marayaa heer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo u Digay Askarta Rasaastooda Iibsata Maamulka Koonfur Galbeed ayaa digniin u jeediyay ciidamada maamulkaasi ee rasaastooda iibsata, taasi oo amaro adag ay kasoo saareen. Wasiirka Hubka dhigista iyo dhaqan celinta Maleeshiyaadka Xasan Xuseen Xasan oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shuuriye “Caruur Badan Baa Ku Dayacmay Wixii Ka Dambeeyay Burburkii Dalka” Xildhibaan Maxamed Cismaan Shuuriye oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in caruur badan oo Soomaaliyeed ay dayacmeen ka dib burburkii dalka. Waxa uu sheegay in magaalooyinka waaweyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Muqdisho Qaarkood Oo Bilaabay Curinta Suugaan Lagu Baraarujinayo Gurmad Iyo Gargaar Shacabka Soomaaliyeed waxa ay ka qeybqaadanayaan barnaamijka Gurmad iyo Gargaar si loogu gurmado Soomaalida ku dhibban dalka Yemen, iyadoo cid walba wixii ay awoodi karto uga qeybqaadanayso gurmadkaan. Dhalinyarada ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Dahabshiil Oo Ku Yaboohday Doon Lagu Soo Badbaadiyo Soomaalida Yemen Shirkadda Dahabshiil ayaa ku yaboohday doon shacabka Soomaaliyeed kasoo badbaadisa dagaallada ka socda Yemen, xilli gurmad xoogan uu socdo. Doonidaan ayaa safarkii ugu horeysay ku tagtay Yemen, waxaana habeenkii xalayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Qoysaskii Dhawaan Soo Gaaray Magaalada Boosaaso Oo Deegaanadooda Loo Dirayo Guddiga gurmadka Qaxootiga Yemen ee Boosaaso ayaa xalay illaa iyo maanta waxa ay deegaanadoodii u dirayeen qaar ka mid ah dadkii dhawaan ka yimid dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Howlgal Guri Ka Guri Ah Oo Socda Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa guud ahaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baydhaba waxa ay ka wadaa howlgal Guri ka Guri ah, kaasi oo…