1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Koonfur Galbeed Oo Maanta Tababar Loo Soo Xirayo Ciidamo ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta waxaa tababar loogu soo xirayaa degmada Qansaxdheere ee gobalka Baay, halkaasi oo bilooyin badan tababar uga socday. Magaaladaasi waxaa goor dhaw gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Dhuusamareeb Kula Kulmaya Mas’uuliyiinta Ahlu-sunna Wararka ka imaanaya degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in halkaasi maanta ay ka soconayaa kulamo gaar gaar ah oo wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Gabdhaha Waxbartay Ma Ahan In La Xaqiro” Gudoomiyahii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in aan la xaqiri karin xuquuqda ay leeyihiin gabdhaha waxbartay ee Soomaaliyeed iyo in fursad la siiyo gabdhahaasi. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Qaxootiga Boosaaso Oo Ku Howlan Soo Ambabixinta Dadkii Saarnaa Markabka Nawaal 3 Guddiga Gurmadka qaxootiga Yemen ee Boosaaso ayaa sheegay in ay wadaan dadaal xoogan oo ay ku doonayaan in ay kusoo ambabixiyaan qoysaska Soomaaliyeed ee dhawaan halkaasi gaaray, lana socda markabka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN:- Xaaladda Cakiran ee Yemen Isaga oo xiran surwaal jiinis ah oo dhidhid uu ku dhabooqan yahay iyo funaanad ku dhegan jirkiisa ayuu Camaar Abubakar usoo cararay bas kusoo dhawaanayay goobta la dhigto baabuurta oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha “Nabad Iyo Wadahadal Ayaan u Nimid Dhuusamareeb” Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo goor dhaw ka hadlay munaasabad ka dhacday degmada Dhuusamareeb ayaa si kooban waxa uu u faah faahiyay uljeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb:- Muunaasabad Lagu Soo Dhaweynayo Wasiir Odawaa Oo Socota Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud, waxaa haatan ka soconaysa munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayo wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo maanta gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Tanzania Oo Arimo Dhowr Ah Ka Shiray Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xarunta uu ka socdo shir madaxeedka Midowga Afrika ee magaalada Johannesburg, kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuriyadda Midowdey ee Tanzania, Mudane Jakaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgallo Ka Wada Gobalka Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Seddaxdii maalin ee ugu dambeysay waxa ay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalka Hiiraan. Howlgaladaan ayaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:War Kalafadhiga 35-aad Ee Baarlamaanka Puntland Oo Maanta Furmay (Sawirro) Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Garoowe ka furmay kala fadhiga 35-aad ee baarlamaanka maamulka Puntland, waxaana furay madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Saciid Xasan Shire…