1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Xaad “Shirka Cadaado Si Habsami Leh Buu Ku Socdaa” Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah waxgaradka ka qeybgalaya shirka ka socda magaalada Cadaado ee lagu soo dhisayo maamulka Galmudug ayaa sheegay in xilligaan shirka uu u socdo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Waxaan Dejinay Hadafyo Muhiim Ah Oo Qeyb Ka Ah Hiigsiga 2016” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyay shir ku saabsan Qorsheynta Barnaamijka Dib u Heshiisiinta iyo Wadatashiga Bulshada oo ay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Xeerka Nidaamka Garsoorka Federaalka (Sawirro) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Cadaaladda mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir” kulanka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarleex “Dhammaan Ergada Iyo Siyaasiyiinta Ku Sugan Cadaado Wey Bad Qabaan” Madaxweynaha maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed Baarleex oo saxaafadda goor dhaw kula hadlay magaalada Cadaado ayaa sheegay in gabi ahaanba ay badqabaan Ergada ka qeybgalaysa shirka Cadaado iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Shaqo Abuur Ka Sameysay Xarunta Qaxootiga Ee Boosaaso (Sawirro) Iyada oo ku dhex jirta buush yar oo uga dhisan xerada dhexdeeda isla markaana aad u daalan ayay weli isku deyeysaa in ay qanciso macaamiil tiro badan oo hareeraha ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Weerarkii Cadaado Wasaaradda Amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay weerar saaka lagu qaaday halka laga soo galo xarunta uu ka socdo shirka lagu sameynayo maamulka Gal-mudug. Afhayeenka Wasaaradaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne Oo Sheegay In Amniga Ay Adkeyn Doonaan Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan Maamulka magaalada Baladweyne ayaa sheegay in ay adkeyn doonaan ammaanka guud ee magaaladaasi inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan, lana dardar gelinayo howlaha amni xaqiijinta ah. Gudoomiyaha magaaladaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Midnimada Iyo Dimuqraadiyadda “Waan Ka Xanuunsaneynaa Mushaar La’aanta Haysa Ciidanka Iyo Shaqaalaha Dowladda” Madasha Midnimada iyo Dimuqraadiyadda ayaa sheegtay in aay aad uga xuntahay mushaar la’aan ay tilmaameen in xilligaan ay hayso ciidamada iyo shaqaalaha dowladda Federaalka. Kulan ay xubnaha madasha ku yeesheen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeysay Bilashada Bisha Ramadaan Muqdisho, 18, June, 2015…..Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Axmed Jamac “Ilka Jiir” ayaa u diraya Hambalyo ku aadan bilashada bisha barakaysan ee Ramadan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Ay Isku Gurmadaan Bisha Ramadaan Awgeed Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan bisha barakeysan ee Ramadaan u direy dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamka. ‘’Ramadaan Kariim ayaan leeyahay dhammaan Muslimiinta…