1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Soo Wajahday Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Xerada Al-kharas Ee Dalka Yemen Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan xerada Al-kharas ee wadanka Yemen ayaa waxaa soo wajahday biyo la’aan baahsan kadib markii laga jartay biyihii ay cabi jireen. Waxaa la soo sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Xarun Ciidamada Dowladda Ku Leyihiin Magaalada Muqdisho Goor dhaw ayaa weerar Ismiidamin ah waxaa lagu qaaday meel ku dhaw xarun ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, iyadoo dhawaqa Qaraxa laga maqlay meelo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Xariga Ka Jaray Xarunta Aqalka Dowladda Hoose Ee Muqdisho Ex Ufficio Governo (Sawirro) Muqdisho, 20 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jarey Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho (Ex Ufficio Governo)…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Booliiska Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Lagu Wareejiyay Dowladda Federaalka Degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa maanta lagu qabtay munaasabad dowladda Federaalka loogu wareejinayay ciidamada Booliiska maamulka Ximan iyo Xeeb, iyadoo munaasabadaasi ay ka qeybgaleen saraakiil iyo taliyayaal ciidan. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Nabadoon Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in goor dhaw lagu dilay mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan magaaladaasi. Nabadoonkaan la dilay ayaa lagu magacaabayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Degmada Buuloburde Oo Ku Baaqay In La Furo Wadooyinka Gala Degmadaasi Waxgaradka ku dhaqan degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo furo wadooyinka gala degmadaasi oo muddi Sanad ka badan Al-shabaab ay xirteen. Waxa ay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Qaxootiga Ku Ah Kenya Oo Cabanaya Xilli Maanta Ay Ku Beegan Tahay Maalinta Qaxootiga Dunida Sanad walba marka la gaaro 20-ka Juun, waxaa dunida laga xusaa maalinta qaxootiga Aduunka oo horay maalintaas oo maanta ku beegan loogu asteeyay. Marka qofka Soomaaliga uu maqlo Qaxooti ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Soomaliya Oo Maanta Ka Doodaya Darbiga Kenya Ay Ka Dhisayso Xadka Soomaaliya Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka maanta uu yahay mid looga hadli doono arimaha ku aadan Darbiga dowladda…
15 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tegay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehlada Dad Ay Ciidanka Kenya Ku Dileen Gedo Oo Fariin u Diray Dowladda Federaalka Mid ka mid ah Ehlada 5 nin oo dhawaan ciidamada Kenya ku dileen gobalka Gedo ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu ka dalbaday in ay soo farageliso arintaasi, ka dib…