1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoonkii Labaad Oo Todobaad Gudahiisa Lagu Dilay Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu dilay mid ka mid ah Nabadoonada ugu caansan magaaladaasi. Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Nabadoonka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Ka Shiraacday Dekadda Boosaaso Si Uu Usoo Qaado Soomaali Ku Dhibban Yemen Markabka Nawaal 3 ayaa goor dhaw waxa uu ka shiraacday dekadda Magaalada Boosaaso, isaga oo kusii jeeda dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan. Markabkaan waxaa la socda wariyayaal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laascaanood:- Ciidamada Amaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriyaha Qamriga Ciidanka Booliiska ee magaalada Laascaanood ayaa howlgal ay qaadeen waxa ay kusoo qabteen 64 Liter oo Maandooriyaha Qamriga ah. Howlgalkaan waxaa horkacayay Taliyaha qeybta Booliiska Somaliland ee gobalka Sool Gaashaanle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiye Jawaari Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray degmada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw waxa ay ka dageen garoonka degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wariyaheena Cali Cayn oo ku sugan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Ka Hadlay Mas’uuliyiin Iyo Shacab Loo Diiday Inay Galaan Garoonka Baladweyne Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax oo dib ugu laabtay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobalka iyo dad shacab ah oo ciidamada AMISOM u diideen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Ee Cadaado Iyo Xarumo Kale (Sawirro) Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu kormeer ku tagay xabsiga dhexe ee magaalada Cadaado iyo sidoo kale goobaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Degmada Jalalaqsi Oo Ka Cabanaya Isbaarooyin Yaalla Degmadaasi Shacabka ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa ka cabanaya Isbaarooyin badan oo yaalla gudaha degmadaasi iyo sidoo kale meelaha laga soo galo Jalalaqsi. Qaar ka mid ah dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Dhigata Jaamacadaha Ku Yaalla Muqdisho Oo Shacabka Soomaaliyeed Ku Baraarujiyay Gurmad Iyo Gargaar Qaar ka mid ah ardayda wax ka barata jaamacadaha ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa ku baraarujiyay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar oo loogu gurmanayo shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Yemen.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Cadaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno ka mid ah xildhibaanada baarlamaanka ayaa maanta la filayaa in ay gaaraan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud. Wararka ay helayso Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Rajo Ka Muujiyay In Lasoo Afjaro Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Jubbaland Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo maanta safar ku tagay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, ayaa rajo ka muujiyay in lasoo af jaro khilaafka ka dhaxeeya dowladda…