1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Badan Oo Biyo La’aan Ku Hayso Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen Dalka Yemen oo dagaallo ay ku socdaan waxaa ku sugan muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo dhibaato xoogan ay xilligaan hayso. Magaalada Sanaca waxaa ku nool kumanaan Soomaali ah, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soo Xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Dib Loo Dhigay Waxgaradka ku howlan soo xulista xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dib ay u dhigeen soo xulista Xildhibaanadaasi, maadaama la guda galay bisha Barakaysan ee Ramadaan. Malaaq Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe “Hala Joojiyo Wadahadallada Soomaaliya Iyo Somaliland” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan wadahadallada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ka dib markii uu kasoo laabtay dalka dibadiisa. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Tuulooyin Ka Tirsan Shabellaha Dhexe Biyo la’aan ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay hayso dadka ku dhaqan Tuulooyin ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, gaar ahaan tuulada lagu magacaabo Shaan. Wariyaha Goobjoog News ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Dowladda Soomaaliya Waxaan u Sheegaynaa Howshii Aan Haynay In La Dhaawacayo” Gudoomiyaha guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay in ay jiraan shaqsiyaad carqalad ku haya howshii gurmadka ahayd ee loo waday Soomaalida ku sugan dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Caawa Ku Xiranaya Dekadda Mukalla Ee Yemen Todobada Fiidnimo ee Caawa ayaa lagu wadaa in dekadda Magaalada Mukalah ee Dalka Yeman uu ku xirto Markabka Nawaal 3, kaas oo mar kale Dalka Yeman ka soo qaadi doono…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xawaaladaha Soomaalida Ee Kenya Oo Si Rasmi Ah u Shaqo Bilaabay Waxaa si rasmi ah u shaqo bilaabay xawaaladihii Soomaalida ee dalka Kenya ka dib ku dhawaad Laba bil oo ay u xirnaayeen dowladda Kenya. Habeenkii xalay ahaa ayaa 13 xawaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Digniin Jeediyay Maamulka demada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa digniin u diray shaqsiyaad ay sheegeen in ay ku howlan yihiin sameynta warqado aan sharci ahayn kuna saabsan lahaanshiyaha dhulalka. Cumar Muxudiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Ka Hadlay Waxa Ay Ku Dooran Doonaan Madaxweynaha Maamulkaasi Xildhibaan Maxamuud Aadan oo ka mid ah xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in isbedal badan ay u keeni doonaan gobalada Mudug iyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xilidhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud Oo Rajo Ka Muujiyay Mira Dhalka Wada Hadalka Dowladda Iyo Ahlu-sunna Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa sheegay in muhiimadda ugu weyn ee dowladda xooga saareyso ay tahay sidii loo gaari lahaa heshiis islamarkaana lagu wada shaqeeyo hal mowqif. Waxa uu sheegay…