1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Caafimaad Dadkii Shalay Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Waxaa kasoo hagaagaysa xaaladda caafimaad dadkii shalay ku dhaawacmay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay inta u dhaxeysay Isbitaalka Xooga iyo Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho. Madaxa caafimaadka Isbitaalka Madiina…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Yemen Kasoo Qaadayo Soomaali Badan Magaalada Mukallah ee Dalka Yemen waxaa 23-kii bishaan ku xirtay markabka Nawaal 3 oo ganacsade Soomaaliyeed ugu tala galay in lagu soo daabulay Soomaali aad u badan. Ku dhawaad 2,000…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Cambaareysay Qaraxii Ismiidaaminta Ee Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur Hantiyeed isugu jira. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Khasaarihii Ka Dhashay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Oo Sii Kordhaya Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaarihii ka dhashay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya. Weerarkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Gaadiid Uu La Socday Safiirka Imaaraadka Ee Soomaaliya Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor dhaw waxaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, kaas oo marayay meel ku dhaw Isgoyska Tarabuunka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Furtay Maxkamaddii Dhuusamareeb Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Dhuusamareeb ayaa shaaca ka qaaday in ay furan tahay maxkamadda degmadaasi oo ay qaban doonto adeeg walba oo Maxkamadda ku aadan. Sheekh Cali Warsame Faarax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Philippe Lazzarini (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah xarunta madaxtooyada kula yeeshay Ku Xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ugu qaabilsan Soomaaliya, Philippe…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Magaalada Baydhaba Oo La Gaarsiiyay Fariinta Qaad Joojinta Xilliga Shaqada Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo gaaray magaalada Baydhaba ayaa sheegay in muhiim ay tahay in la dhiso ciidamada dowladda si buu yiri loo hormariyo amniga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Nugaal Ee Puntland Oo Ka Warbixiyay Dagaal Ka Dhacay Garoowe Gudoomiyaha gobalka Nugaal Cabdullaahi Ciise Aw Axmed ayaa ka hadlay dagaal shalay ka dhacay magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal, kaasi oo ay ka dambeeyeen saraakiil xilka laga qaaday. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Amar Ku Bixiyay In La Baneeyo Goobaha Danta Guud Ee Degmadaasi Maamulka degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa amar ku bixyay in dadka shacabka ah iyo ganacsatada ay degdeg ku baneeyaan goobaha danta guud. Muxudiin Muuse oo ah xoghayaha maamulkaasi…