1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Ku xigeenadiisa Oo Bilaabatay Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi ay toos uga bilaabatay doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Doorashada ayaa u dhici doonta qaab cod…
1 daqiiqo Sheeko:War Imise Musharrax Ayaa u Taagan Doorashada Xilalka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Ku Xigeenadiisa? Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw la filayaa in ay ka bilaabato doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa, waxaana xilalkaasi isku soo taagay dhowr musharax. Gudoomiyaha guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Loogu Baaqay In Ay Isku Gurmadaan Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka in ay isku gurmadaan maadaama lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Sheekha oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xarakada Al-shabaab Oo Dhinac Ka Maamulaysa Deegaanka Leego Maalintii shalay ahayd waxaa deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose ka dhacay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab, kaasi oo sababay dhimashada iyo dhaawaca dad badan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Lagu Dilay Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa ku waramaya in maanta iyo xalay deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan ku dhaw xadka Kenya lagu dilay Laba Oday dhaqameed. Dabley Hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Ganacsade Ku Dilay Degmada Afgooye Askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in dil uu u geystay ganacsade ka mid ah kuwa degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose. Gudoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Bilawday Deegaanka Leego Ee Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo kuwa Al-shabaab ayaa saaka ka bilawday deegaanka Leego ee gobalka Shabellaha Hoose, waxaana la’isku adeegsanayaa hub culus. Wararka aynu helayno waxay sheegayaan in Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay 26-ka Juun Muqdisho, 26, June, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo calan laga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabad Lagu Maamuusayay 26-ka Juun Oo Xalay Ka Dhacday Magaalada Muqdisho (Sawirro) Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay 55 sano guuradii kasoo wareegtay markii ay gumeestaha Ingiriiska ka xuruubeen gobalada Waqooyi ee…
3 daqiiqo Sheeko:War How to prepare a Examine Paper How to prepare a Examine Paper First of all, ensure you be aware of the nature of the educational assignment you’ve got. A study paper is often a last solution…