1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Beeniyay In Ciidamada Puntland Iyo Somaliland Ku Dagaallameen Sool Maamulka Khaatumo State ayaa been abuur ku sheegay in ciidamo ka kala tirsan Somaliland iyo Puntland ay ku dagaallameen deegaanno ka mid ah gobalka Sool. Gudoomiyaha baarlamaanka Maamulkaasi Maxamuud Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ximan Iyo Xeeb Oo Rajo Ka Muujiyay In Buuq La’aan Ay u Dhacdo Doorashada Madaxweynaha Galmudug Madaxwaynaha Maamulka Ximan Iyo Xeeb Cabdulaahi Maxamed Cali Baarleex ayaa sheegay in si cadaalad ah ay ku dhici doonto doorasahada Madaxweynaha maamulka Galmudug. Baarleex oo u waramay Goobjoog News ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna “Shaqo Kuma Lihin Wixii Shalay Ka Dhacay Cadaado” Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Dhexe ayaa kahor yimid doorashadii shalay lagu qabtay magaalada Cadaado ee lagu dooranayay gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo ku xigeenadiisa. Gudoomiyaha Golaha talada Ahlu-sunna Waljameeca Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Mudug Iyo Galgaduud Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Cadaado Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ka dhacday magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, taasi oo lagu doortay gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Ku Xigeenada Koowaad Iyo Labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Oo La Doortay Waxaa goor dhaw magaalada Cadaado kusoo gabagabowday doorashada gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug, oo ayu tartamayeen Seddax Musharrax. Wareega Koowaad ee Doorashada ayaa lagu kala baxay, waxaana guuleystay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hambalyo u Diray Dowladda Iyo Shacabka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 38-aad ee ka soo wareegtey xornimada dalka Djibouti u direy Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhammaan shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:War WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo La Doortay Waxaa goor dhaw lasoo gabagabeeyay wareega Labaad ee doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyadoo . Xildhibaanada Galmudug ee Codeeyay waxa ay tiradoodu ahayd 84 mudane, waxaana wareega Labaad ku tartamayay mudanayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:War Wareega Koowaad Ee Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Lasoo Gabagabeeyay Waxaa soo gaba gabowday wareega Koowaad ee doorashada gudoomiyaha Baarlamaannka Galmudug, iyadoo xildhibaanada ay dhammaan codkooda dhiibteen. Mudanayaasha codeeyay ayaa tiradoodu ahayd 84 mudane, waxaana wareegan ku tartamay Seddax mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Bilaabatay Waxaa goor dhaw xarunta madaxtooyada Ximan iyo Xeeb ka bilaabatay u codeynta musharraxiinta u taagan xilka gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, ka dib markii musharraxiinta ay dhameeyeen khudbadihii ay jeedinayeen. Xildhibaanada magacyadooda…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dhuux “Nidaamka 4.5 Ayaa Caqabad Ku Ah Horumarka Dalka” Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in nidaamka awood qeybsiga 4.5 uu yahay caqabad hortaagan dadka Soomaaliyeed iyo beelaha intaba. Xildhibaanka oo u…