1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amaanka Magaalada Cadaado Oo La Adkeeyay Maamulka degmada Cadaado ee Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in amniga magaaladaasi aad loo adkeeyay, maadaama loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdullaahi Cabdiraxmaan Xuseen oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Dhawaaqay Gudoonka baarlamaanka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay guddiga Doorashada madaxweynaha ee maamulkaasi, kuwaasi oo ka kooban Sagaal xubnood. Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa ku dhawaaqay magacyada xubnahaan, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Jalalaqsi “Waxaan Ku Jirnaa Go’doon” Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah hayso shacabka ku dhaqan degmadaasi, ka dib markii ay soo wajaheen dadkaasi xaalado adag is…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wadada Isku Xirta Afgooye Iyo Deegaanka Carbiska Oo La Dayactiray Maamulka degmada Afgooye ayaa sheegay in lasoo gabagabeeyay Dayactir ballaaran oo maalmihii ugu dambeeyay lagu sameynayay wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Carbiska ee Shabellaha Hoose. Cabdiqani Yuusuf Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliya Guud ee Masar oo la Dhaawacay Qarax Gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa lala eegtay baabuurka xeer ilaaliyaha guud ee Masar. Gaariga Xeer ilaaliyaha iyo gawaarida la socday ayaa qaraxa lala eegtay xilli uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Dhawaan Kasoo Laabtay Yemen Oo Nolosha Dalka Ku Adkaatay Dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan waxaa dhawaan kasoo cararay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, ka dib markii xaaladda dalkaasi ay qatar noqotay. Inta badan dadkaan oo aan haysan meel…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikh Nololeedka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Baarlamaanka Galmudug Maxamed Sheekh Axmed Maalin oo ah gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Galmudug waxa uu ku dhashay magaalada Galkacyo ee gobolka Mudug, Waxbarashada dugsi hoose ilaa sare waxaa uu kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaliyeed Oo Maanta Shacabka Kala Halaya Idaacadda Goobjoog Guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed ayaa maanta waxa ay mar kale kala hadlayaan shacabka Soomaaliyeed si gurmad loogu sameeyo Soomalida ku dhibban Yemen. Gudoomiyaha Guddigaasi Sheekh Nuur Baaruud Gurxan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Sheegayay In Ay Is Horfadhiyaan Ciidamada Puntland Iyo Galmudug Oo La Beeniyay Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar sheegayay in ay jiraan ciidamo Labada dhinac ah oo isku horfadhiya magaalada Gaalkacyo ka dib markii warkaasi ay baahiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Deegaanka Tooratoorow Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay faarujiyeen deegaanka Tooratoorow ee gobalka Shabellaha Hoose. Wariyaha Goobjoog News ee gobalkaasi Maxamed Cabdi Xasan Afgooye ayaa…