2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Xuduuda Puntland Waxay Noqon Godinlabe Iyo Guriceel” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 1-da Luuliyo oo lagu qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dheeraaday ka hadlay shirka Cadaado iyo sidoo kale eedeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Madaxda Ugu Sareysa Dalka Oo Ka Qeybgashay Munaasabadda 1-da Luuliyo Magaalada Muqdisho waxaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo loogu dabaal degaayay 55 Sano guuradii kasoo wareegtay markii ay Gumeysiga Talyaaniga ka xuroobeen gobalada Koonfureed ee dalka, islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar: Dadkii Ka Yimid Yemen Oo Gurmad Uga Baahan Shacabka Soomaaliyeed Dhawaan waxaa dalka kusoo laabtay shacab Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, waxaana dadkaasi ay yimaadeen meelo badan oo ka mid ah gobalada dalka. Magaalada Muqdisho ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Kasoo Shiraacday Dekadda Mukalla Ee Yemen Markabka Nawaal 3 oo wada Soomaali badan ayaa saaka kasoo amba baxay dekadda Mukalla ee dalka Yemen, kaasi oo ay la socdaan wariyayaal ka mid ah Goobjoog News. Markabka ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Ma jirto Awood Sharciyadeed Ii Saamaxaysa Inaan Kala Diro Baarlamanka” (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad u jeediyay xubnaha Baarlamanka Federaalka, isagoo ka warbixiyey xaaladda dalka iyo waxqabadka dowladda. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn baarlamanka ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal 3 Oo Yemen Kasoo Qaadaya Soomaali Badan Markabka Nawaal Seddax oo uu ku yaboohay Ganacsade Soomaaliyeed ayaa in ka badan Shan Cisho waxa uu ku sugan yahay Dekadda Magaalada Mukalla ee Yemen, halkaasi oo ay soo gaareen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Sarkaal Ka Tirsanaa Wasaaradda Beeraha Oo Lagu Dilay Afgooye Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in Goor dhaw koox hubeysan ay halkaasi ku dileen Sarkaal ka tirsanaa wasaaradda beeraha Xukuumadda Soomaaliya xafiiskeeda degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ceel Biyood Loo Dhisay Shacabka Ku Dhaqan Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Markii ugu horeysay degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo waxaa laga hirgeliyay Ceel Biyood Riig ah, kaasi oo leh biyo Nadiif ah oo dadku u baahnaayeen. Ceelkaan ayaa dhirirkiisa waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo “Puntland Qaab Qaldan Ayeey u Fasirteen Maamulka Galmudug” Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in maamulka Puntland uu qaab qaldan u fasirtay maamulka loo sameeynayo gobalada Mudug iyo Galgaduud, waxaana ay kula taliyeen maamulkaasi in uu ka fiirsado mucaaradnimada.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Ciidamo Ku Daabushay Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa la sheegay in ciidamo badan ay geeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, kuwaasi oo ka dheeri ah kuwii horay u joogay degmadaasi. Muxudiin Yuusuf Samatar oo ah…