1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Bilaabatay Goor dhaw waxaa magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud si toos ah uga bilaabatay doorashada madaxweynaha Galmudug, waxaana codeynanaya xildhibaanada Galmudug. Guddiga doorashada ayaa sharaxaad waxa ay ka bixiyeen qaabka codeynta,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Ku Sugan Cadaado Oo Fariin u Diray Musharraxiinta Madaxweyne Ee Galmudug Waxgaradka ku sugan magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa fariin waxa ay u direen dhammaan musharaxiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug. Suldaan Cabdikariin Suldaan Maxamuud oo ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Maanta La Dooranayo Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa ka soconaysa diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ku aadan doorashada madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Maanta oo ay tahay Sabti 4-ta bisha July waxaa…
4 daqiiqo Sheeko:War Revision von juristische Doktorarbeit Ghostwriter Amt für Studikern Revision von juristische Doktorarbeit Ghostwriter Amt für StudikernBedürfen Sie getreuen akademische Seminararbeit Wissenschaftler für der Entwicklung Ihrem Übengsstück von A bis Z. schreibburo.de – Aufgeschlüsselte juristisches Fallstudie Kreation Unternehmung Bewertung…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Dad Lagu Qabtay Ka Sameeyay Baladweyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay howlgal ballaaran ka sameeyeen xaafado ka mid ah magaalada Baladweyne, iyaga oo soo qabtay dad lala xiriirinaayo in xiriir ay la leeyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Dhacay Magaalada Mandheera Beelo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallameen deegaanka lagu magacaabo Carabiya oo Ka tirsan magaalada Mandhera ee gobalka Waqooyi Bari Kenya. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Oo Faarujiyay Degmada Qoryooley Ciidamada AMISOM ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay isaga baxeen degmada Qoryooley ee gobalka Shabellaha Hoose, iyaga oo aaday dhanka degmada Buurhakaba. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Xaaji Cismaan oo u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Saarnaa Markabka Nawaal 3 Oo Si Nabad Ah Ku Tagay Boosaaso (Sawirro) Markabka Nawaal 3 oo waday dad ku dhaw 4-kun oo qof, kana keenay Yemen ayaa shalay si nabad ah waxa uu ugu soo xirtay dekadda Magaalada Boosaaso ee gobalka Bari.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Guriceel Oo Dhaliilay Doorasho Ahlu-sunna Ay Ku Qabatay Dhuusamareeb Maamulka degmada Guriceel ee dowladda Soomaaliya ayaa dhaliil u jeediyay doorasho la sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ay ku qabteen degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdullaahi Warsame Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markabka Nawaal Seddax Oo Ku Dhow Dekadda Boosaaso Markabka Nawaal Seddax oo kasoo shiraacday dekadda Magaalada Mukalla ee dalka Yemen ayaa haatan kusoo dhawaaday dekadda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari. Wariyaheena Aweys Aar oo saaran Markabkaasi ayaa…