1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Kahaatumo Oo Soo Dhaweeyay Doorashadii Galmudug Maamulka Khaatumo State ayaa soo dhaweeyay Doorashadii shalay ka dhacay magaalada Cadaado ee lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Wasiirka Warfaafinta Maamulkaasi Maxamed Gacmo Yare oo u waramay Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xooga Dalka Oo Beeniyay In Al-shabaab Ay Qabsadeen degmada Wanlaweyn Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxba kama jiraan ku sheegay wararka sheegaya in ciidamada Al-shabaab ay habeenkii xalay ahaa saacado haysteen degmada Wanlaweyn ee gobalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo La Doortay Waxaa lasoo gaba gabeeyay Wareegii Sedaxaad ee Doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay ku tartamayeen musharaxiinta kala ah Maxamed Xaashi Carabey iyo Bashiir Diiriye Shariif. Xilka madaxweyne ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laba Musharrax Oo Usoo Baxay Wareega Sedaxaad Ee Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Wareegii Labaad ee doorashada Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa lasoo gabagabeeyay, iyadoo xildhibaanada codeeyay ay gaarayeen 76, halka mudanayaasha goobta ku sugan ay ahaayeen 89. Waxaa wareegaan ku tartamayay Seddax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddax Musharrax Oo Usoo Gudubtay Wareegga Labaad Ee Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Waxaa lasoo gaba gabeeyay wareega 1-aad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka soconaysa magaalada Cadaado. Waxaa ku tartamayay Lix Musharrax, iyadoo Seddax ka mid ah ay usoo gudbeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Bilaabatay Magaalada Cadaado ee gobalka Galgduud waxaa ka bilaabatay doorashada madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay u tartamayaan Lix musharrax. Xildhibaanada baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 89 ayaa dooranaya madaxweyne ku xigeenka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cabdikariin Guuleed “Waxaan Wada Hadal La Galeynaa Ahlu-sunna” Madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo goor dhaw hadlay ayaa sheegay in wada hadal uu la galayo maamulkiisa maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada dhexe. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Cabdikariin Xuseen Guuleed Oo Loo Doortay Madaxweynaha Galmudug Magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud waxaa goor dhaw lagu soo gaba gabeeyay doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, wareegii Sedaxaad oo la’isla soo gaaray. Waxaa wareegaan isugu soo haray Musharraxiinta kala ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareega Labaad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Soo Gabagaboobay Wareega Labaad ee doorashada madaxweynaha Galmudug ayaa goor dhaw lasoo gaba gabeeyay, waxaana ku tartamayay Seddax Musharrax. Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ee codeynayay ayaa tiradoodu waxa ay ahayd 89 mudane, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seddax Musharrax Oo Usoo Gudbay Wareega 2-aad Ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug Waxaa goor dhaw soo gaba gabowday wareega 1-aad ee Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay ku tartamayeen 6-musharrax. Xildhibaanada Baarlamnaanka Galmudug ee codeeyay ayaa ah tiradooda 89, waxaana musharraxiinta ay codadka…