2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladaha Soomaaliya Iyo Hidiya Oo Arimo Muhiim Ah Ka Shiray (Sawirro) Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Dowladda India Hon. General (Retd) Vijay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar:- Soomaali Kasoo Carartay Yemen Oo Xalay Soo Gaaray Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa xalay saq dhexe kusoo xiratay doon ay saarnaayeen Soomaali kasoo carartay dagaallada ka socda dalka Yemen, kuwaasi oo tiro ahaan aan badneyn. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Howlan Xalinta Xiisad Ka Taagan Sool Wafdi ballaaran oo isugu jira wasiiro, xildhibaano ka mid ah Somaliland, Odayaal dhaqameed iyo waxgarad ayaa dhawaan gaaray deegaan ka mid ah gobalka Sool, si loo xaliyo shaqaaqo halkaasi dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Degmada Matabaan Oo Kasoo Horjeestay Doorashadii Galmudug Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee degmada Matabaan Gobalka Hiiraan ayaa kasoo horjeestay doorashadii Afartii bishaan ka dhacday magaalda Cadaado, taasi oo lagu doortay madaxweynaha Galmudug iyo ku xigeenkiisa. Gudoomiyaha degmadaasi ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Uu Soo Dhaweynayo Soo Nooleynta Xiriirka Ka Dhaxeeya Somalia Iyo India (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabiley Wafdi uu horkacayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibedda ee India General Vijay Kumar Singh. Madaxweynaha iyo wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso:- Dadkii Ka Yimid Yemen Oo Gobalada Dalka Loo Kala Dirayo (Sawirro) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa dhawaan soo gaaray muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda Yemen. Guddiga Qaxootiga Yemen ee fadhigoodu yahay magaalada Boosaaso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Amni Darada Oo Ka Dhacay Garbahaarey Banaanbax ka dhan ah amni xumida ka taagan degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo ayaa maanta ka dhacay degmadaasi, kaasi oo ay dhigeen shacab aad u badan. Dadkaan ayaa watay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Milatariga Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Oo Ka Warbixyay Dagaal Ka Dhacay Degmadaasi Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya degmada Jalalaqsi gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyay dagaal habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmadaasi, kaasi oo u dhaxeeyay iyaga iyo Al-shabaaab. Taliyaha ciidamadaasi Cumar Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo u Codeynaya Guddiyada Madaxa banaan ee doorashooyinka, Xuduudaha Iyo Federaalka Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan uga soconayo xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa haatan waxa ay kulan ku leeyihiin Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyaga oo u codeynaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muwaadiniin Itoobiyaan Ah Oo Lagu Xiray Garoowe Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxa ay ku xireen muwaadiniin u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasi oo ay sheegen inay ahaayeen Tahriibayaal. Dhamme Faarax Cabdullaahi Maxamed oo…