1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootiga Yemen Ee Ku Sugan Hargeysa Oo Gurmad Raashin Ah La Gaarsiiyay Qoysas kasoo jeeda dalka Yemen islamarkaana qaxooti ku ah magaalada Hargeysa ayaa waxaa la gaarsiiyay gurmad raashin ah oo ay bixisay mid ka mid ah Hay’adaha samafalka ah. Ku dhawaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dadkii Ugu Badnaa Ee Ku Dhaawacmay Weeraradii Xalay Ka Dhacay Muqdisho Oo La Geeyay Isbitaalka Madiina Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen Laba Hoteel oo ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dadkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Bilawday Degmada Baardheere Sababo La Xiriira Duulaamo Halkaasi Ku Wajahan Wararka ka imaanaya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dad aan badneen oo degmada ka mid ah ay bilaabeen in halkaasi ay isaga barakacaan, ka dib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Mas’uuliyiinta Hay’adaha Amniga Oo Kulan Degdeg Ah Yeeshay (Sawirro) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa kulan degdeg ah oo ammaanka looga hadlayay waxa uu habeenkii xalay ahaa kula yeeshay magaalada Muqdisho mas’uuliyiinta hay’adaha amniga. Kulankaan oo daba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Dowladda Oo Degmada Afgooye Ku Dilay Haweeney Uur Leh Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka ah uu degmadaasi ku dilay Haweeney Uur leh misane ganacsato ahayd.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbedal Laga Dareemayo Qiimaha La Iibiyo Qudaarta Ee Suuqyada Baladweyne (Sawirro) Gobalka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa uu ku tallaabsaday horumaro ballaaran oo dhinaca wax soo saarka qudaarta ah, iyadoo dalagyada kasoo baxa loo iib geeyo meelo…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland Oo Qalqaalinaya Sidii Go’aan Ay Uga Gaari Lahaayeen Dowladda Federaalka Xildhibaanada baarlamaanka Puntland ayaa maanta kulan ballaaran waxa ay ku yeesheen magaalada Garoowe, kaasi oo looga hadlay arimo ku aadan xiriirka dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland. Waxaa hadallo kulankaasi ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer Ilaaliyaha Qaranka “Dhulka Soomaaliyeed Taako Ka Mid Ah Kama Galayno Heshiis Iyo Gorgortan” Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay arimaha ku aadan dacwadda Badda Soomaaliya iyo sidoo kale go’aanka dowladda Federaalka Soomaaliya. Isaga oo Xeer Ilaaliyaha u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dayactir Lagu Sameynayo Garoonka Diyaaradaha Degmada Buuloburde Ee Gobalka Hiiraan Maamulka degmada Buuloburde iyo ciidamada AMISOM ee ku sugan degmadaasi ayaa maanta si wadajir ah waxa ay dayactir uga bilaabeen garoonka diyaaradaha ee degmadaasi, kaasi oo burbur uu ka muuqanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha iyo Laamaha Amniga oo Ka Wada Hadlay Xuquuqda Ciidamada Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay madaxda laamaha amniga qaranka. Madaxweynaha ayaa intii munaasabadda ay…