1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Danta Yar Ee Ku Sugan Baladweyne Oo Kaalmo Raashiin Ah Ka Helay Dowladda Sacuudiga Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka bilawday bixinta raashiin gargaar ah oo dowladda Sacuudiga ugu talagashay in loo qeybiyo dadka danta yar. Raashin qeybintaan ayaa ka bilaabatay dhammaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Dib Uga Bilawday Deegaanka Camaara Ee Gobalka Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Camaara ee gobalka Mudug ayaa sheegaya in deegaankaasi iyo deegaano kale oo ku dhaw ay dib uga bilawdeen dagaal beeleed khasaare sababay. Dagaalkaan ayaa salka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Degmada Baardheere u Jirsaday 110 Kilo Miter Gobalka Gedo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada dowladda Federaalka oo kaashanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah, iyadoo ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Ay Leedahay IOM Oo Yemen Ka Keenaysa Muwadiniin Soomaaliyeed Magaalada Sanca ee dalka Yemen waxaa maanta la filayaa in ay kasoo baxdo diyaarad ay leedahay IOM, taasi oo soo qaadaysa muwadiniin Soomaaliyeed, islamarkaana keeni doonta magaalada Muqdisho. Mahad Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baaruud “Dowladda Waxay Qaadatay Siyaasad Ah In Aan Xero Loo Oodin Soomaalida Ka Timid Yemen” Gudoomiyaha guddiga badbaadinta iyo samatabixinta qaxootiga Soomaaliyeed Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa sheegay in xaalad adag ay ku sugan yihiin dadkii kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Isku Qoys Ah Ayaa Maanta Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Kaam Ku Yaalla Magaalada Boosaaso (Sawirro) Dab ka kacay saaka kaam ku yaalla magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, laguna magacaabo Kaamka 55-aad ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen 4 qof oo isku qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Jubbaland Oo Ku Geeriyootay Dagaal Maanta Ka Dhacay Kismaayo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada wasiirka arimaha gudaha maamulka Jubbaland Jeneraal Maxamed Warsame Darwiish iyo kuwa Nabad sugidda maamulkaasi ayaa maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo 10 Qof Oo Shacab Ah Ku Dilay Gobalka Gedo Diyaaradaha dagaalka Kenya ayaa goor dhow duqeyn ay ka geysteen gobalka Gedo waxa ay ku dileen 10 qof oo shacab Soomaaliyeed ah. Duqeyntaan ayaa ka dhacday deegaan u dhaxeeya degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Xoghayihii Maamulka Degmada Kaxda Oo La Dilay Warar goor dhaw aynu helnay ayaa ku waramaya in koox hubeysan ay degmada Dharkeenley ku dileen xoghayihii degmada Kaxda Bile Axmed Abukar iyo Laba ka mid ah Ilaaladiisa. Ragga hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaaray Barbara Markab siday dad isugu jira Soomaali iyo Yemen ayaa soo gaaray dekadda magaalada Berbera, kaasi oo dadka kasoo badbaadiyay dagaallada ka socda Yemen. Markabkaan oo soo xirtay gelinkiii dambe ee…