1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dawo La’aan Ka Jirta Isbitaalladda Ku Yaalla Degmada Garbahaarey Ee Gedo Maamulka degmada Garbahaareey ee xarunta gobalka Gedo ayaa sheegay in Dawo la’aan ay ka jirto Isbitaallada ku yaalla magaaladaasi, xilli ay jiraan dad xanuuno kala duwan la il daran. Gudoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Rajo Ka Muujisay In La Xaliyo Khilaafka Puntland Iyo Galmudug Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in dowladda ay diyaar u tahay xalinta khilaafka u dhaxeeya maamulada Galmudug iyo Puntland. Waxa uu sheegay wasiirka in hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Indha Cadde “Ahlu-sunna Ha u Tanaasulaan Shacabka Gobalada Dhexe” Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo u waramay Goobjoog News ayaa sheegay in Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada dhexe looga baahan yahay in ay u tanaasulaan shacabka ku dhaqan gobaladaasi.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneral Fartaag “Degmada Baardheere Waxaan u Jirsannay 60 Kilo Miter” Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Jeneraal Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag ayaa sheegay in ciidamada Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay haatan bilaabeen dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay ku doonayaan inay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamada Kenya Oo Qarax Miino Lagula Eegtay Gobalka Gedo Ciidamo ka tirsan Kenya ayaa lagu soo waramayaa in Qarax Miino lagula eegtay inta u dhaxeysay deegaanada Dhamas iyo Lakori oo ka tirsan gobalka Gedo. Gaadiid ay la socdeen ciidamadaan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Jubbaland Iyo Puntland Oo Kasoo Horjeestay Seddax Qodob Oo Ra’iisul Wasaare Cumar Hordhigay Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa shalay illaa habeenkii xalay ahaa ka socday kulamo ay lahaayeen Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Bashiir Axmed Salaad Oo Goobjoog News Ugu Hambalyeeyay Waxqabkeeda Mudadii Ay Jirtay Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah gudoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Idaacadda Goobjoog ugu Hambalyeeyay Sanad Guuradii Sedaxaad Markii Idaacadda Hawada Soo gashay. Sheekha oo hadal ka jeediyay Munaasabadda loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Nuur Baruud “Marqaati Baan Ka Nahay Wax Qabadka Goobjoog” Sheekh Nuur Baruud “Marqaati Baan Ka Nahay Wax Qabadka Goobjoog” Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ah gudoomiyaha guddiga Badbaadinta iyo samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo goor dhaw ka hadlay Munaasabadda Seddax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Goobjoog News Oo Ka Warbixiyay waxqabadka Sanadkii Tagay Ee Idaacadda Agaasimaha Goobjoog News Xasan Maxamed Maxamuud oo furay munaasabadda loogu dabaal degayo Seddax Sano guuradii kasoo wareegtay aas aaska Goobjoog News waxa uu ka hadlay wax qabadka Idaacadda Sanadkii tagay.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Munaasabadda Loogu Dabaal Degayo Sanad Guurada Sedaxaad Ee Goobjoog News Oo Bilaabatay Goor dhaw waxaa mid ka mid ah Hoteelada ugu waaweyn ee magaalada Muqdisho ka bilaabatay munaasabad loogu dabaal degayo Sanad guurada Sedaxaad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Idaacadda…