1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Koonfur Afrika Oo Maanta Aan Ciidin Balse Afuran Soomaalida ku dhaqan dalka Koonfur Afrika gaar ahaan magaalada Cape Town ayaan maanta ciidin, xilli ay Afuran yihiin. Cabdifitaax Ismaaciil Maxamed iyo Axmed Daa’uud oo ku sugan magaalada Cape Town…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheeh Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis Ku Xirneyd Xabsiga Dhexe Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabbad Ciidul Fidriga awgeed cafis u fidiyey 79 maxaabiis oo dembiyo kala duwan ugu xirnaa xabsiyada dowladda. Maxaabiistan la cafiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari “Muwaadiniinta Soomaaliyeed Meel Walba Oo Ay Joogaan Waxaan Leeyahay Ciid Wanaagsan” Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda maalintaan ciidd ah. “Ciid mubaarak mubaarak, Ciid mubaarak, Ciid mubaarak, kulli caamu wa antum bil…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidda Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa shacabka Soomaaliyeed waxa uuu ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Fidriga oo maanta loo dabaal degayo maalinteeda Koowaad. “Shacabka Soomaaliyeed waxaan leeyahay Hambalyo, ciid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Ciidda Awgeed Hala Isku Cafiyo” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa ugu hambalyeeyay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda ciidul Fidriga, oo maalinteeda Koowaad maanta loo dabaal degayo. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Isbitaalka Magaalada Baladweyne Oo Dawo La’aan Ah Dawo la’aan ayaa xilligaan soo wajahday Isbitaalka guud ee magaalada Baladweyne, iyadoo taasi saameyn ay ku yeelatay bukaanno badan oo Isbitaalka jiifay. Gudoomiye ku xigeenka dhanka arimaha bulshada maamulka gobalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Degmada Maxaas Oo Xabsi La Dhigay Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee bariga gobalka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya ay xabsiga dhigeen gudoomiyahii hore ee degmadaasi Muumin Maxamed Xalane. Sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Gobalada Koonfureed Oo Sheegay In Maalmo Gudahooda Ay Ku Gaari Doonaan Baardheere Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobalada Koonfureed ayaa sheegay in ay qeyb ka yihiin ciidamada is garabsanaya ee ku wajahan degmada Baardheere gobalka Gedo, islamarkaana maalmo gudahooda ay degmadaasi ku qabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Kusii Siqaya Degmada Baardheere Iyo Al-shabaab Oo Dagaallamay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa Jubbland iyo ciidamada AMISOM oo is garab sanaya ayaa ku dhaqaaqay degmada Baardheere ee gobalka Gedo, iyaga oo dhowr jiho ka kala baxay. Wararkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Baraawe Oo Ka Warbixiyay Xilliga La Bilaabayo Dhismaha Garoonka Degmadaasi Maamulka degmada Baraawe ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha lagu doonayo in lagu dhiso garoonka diyaaradaha degmadaasi, kaasi oo horay uu u dhegax dhigay madaxweynaha Koonfur…