1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bahda Waxbarashada Oo Bogaadiyay Goobjoog News Bahda Waxbarasha ayaa Bogaadiyay Idaacadda Goobjoog oo maanta u dabaal degaysa Sanadguuradeedii Seddaxaad marka Idaacadda ay hawada kusoo biirtay. Gudoomiyaha Jaamacadda SIU Professor Yaxye Cali Ibraahim oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Soomaaliyeed Maxay Ka Yiraahdeen Sanad Guurada Seddaxaad Ee Goobjoog News? Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa Goobjoog News ugu hambalyeeyay 14-ka July oo ah maalinta la’aas aasay Idaacadda, waana Sanad guuradii Seddaxaad. Agaasimaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Cabdi Abshir Dhoore oo u waramay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Soomaaliyeed Oo Hambalyo u Diray Idaacadda Goobjoog Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa hambalyo u diray Idaacadda Goobjoog oo maanta u dabaal dagaysa Sanad guuradeeda Seddaxaad. Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif oo u waramay Goobjoog ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway Oo Ka Shiray Xojinta Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Boqortooyada Norway Børge Brende. Madaxweynaha iyo Wasiirka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Goobjoog News Ugu Hambalyeeyay Sanad Guuradeeda Seddaxaad Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa Idaacadda Goobjoog waxa uu ugu hambalyeeya sanad guurada Sedaxaad ee kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Idaacadda. Waxa uu Ra’iisul wasaaraha sheegay…
13 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Seddax Sano Jirsatay Iyo Wax Qabadkeeda Sanadkii Tagay Maanta oo ay ku beegan tahay 14-ka July waxa ay Goobjoog News u dabaal dagaysaa Sanadguuradeedii Sadaxaad, iyadoo aynu halkaan idiin kugu soo gudbineyno wax qabadka Idaacadda. Goobjoog News, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog News Oo Maanta u Dabaal Degaysa Sanad Guuradeedii 3-aad Maanta oo ay ku beegan 14-ka July 2015-ka waa Sanad Guuradii Sedaxaad markii dhidibada loo taagay Idaacadda Goobjoog. Sanadka markii uu ahaa 2012 maanta oo kale ayeey Idaacadda Goobjoog hawada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dowladiisa Ku Guuleysatay Ilaalinta Lacagaha Loogu Tala Galay Horumarka Dalka Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta oo maanta ka furmey magaalada Addis Ababa, ee caasimadda dalka Ethiopia.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Ugu Dambeyntii Gudbisay Dacwadda Ka Dhanka Ah Kenya Ee Arimaha Badda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo ah Isniin 13-July 2015 waxa ay si rasmi ah maxkamadda caalamiga ee ICJ ugu gudbisay Document-iyada dacawadda ka dhanka ah Kenya ee la xiriirta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Looga Hadlayo Dhaqaalaha Oo Ka Furmay Addis Ababa Iyo Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeybgalaya Addis Ababa, 13 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Qaramada Midoobay ee dhinaca Maalgashiga Mashaariicda…