1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ka Yimid Yemen Ee Muqdisho Soo Gaaray Oo Gurmad u Baahan Wixii ka dambeeyay dagaallo culus oo ka dhacay dalka Yemen, waxaa dalka dib ugu soo laabanayay muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo hadda u baahan gurmad degdeg ah. Maxamed Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shabellaha Hoose: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dhaqdhaqaaq Ciidan Bilaabay Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ka mid ah gobalka Shabeellaha Hoose. Ciidamadaan ayaa isku fidiyay Tuulooyin hoostaga degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid Aadan “Lama Joogsanayo Illaa Gobalka Gedo Oo Dhan Laga Saaro Al-shabaab” Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ah xubnaha hor kacaya weerarka ay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ku qaadeen degmada Baardheere ayaa sheegay in ciidamadaan aysan dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Ka Qabsaday Deegaanno Ku Dhaw Baardheere Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Al-shabaab ka qabsadeen deegaanno ku dhaw degmada Baardheere ee gobalka Gobalkaasi. Ciidamadaan ayaa Seddax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wajahan Magaalada Gaalkacyo Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, 15 cisho ka dib doorashiidiisii. Wararka ka imaanaya Gaalkacyo ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas “Puntland Xuduudaheeda Waa Muqaddas” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo meel fagaare ah kala hadlay shacab badan ayaa sheegay in marnaba aanay gor gortan ka geli doonin xuduudda maamulka Puntland. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Badan Oo Ka Barakacay Degmada Baardheere Ee Gobalka Gedo Maalmihii ugu dambeeyay waxaa degmada Baardheere ee gobalka Gedo ka soconayay Barakac baahsan oo ay sameynayeen dadka ku dhaqan degmadaasi, ka dib markii ay ka baqeen dagaallo halkaasi ka dhaca.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa aad u adkeysan ammaanka guud ee magaalada Muqdisho, xilli lagu guda jiro u dabaal degga Ciidul Fidriga. Wadooyinka waaweyn ee magaalada ayaa lagu arkayaa ciidamo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalintii Labaad Oo Dalka Oo Dhan Looga Dabaal Degayo Ciidul Fidriga Maalintii Labaad ayaa guud ahaan dalka waxaa looga dabaal degayaa munaasabadda ciidul Fidriga, iyadoo la arkayo shacab badan oo damaashaadaya. Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka ayaa waxaa laga dareemayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Odayaal Iyo Shacab Kula Kulmaya Magaalada Qardho (Sawirro) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaalada Qardho iyagoo ka jawaabaya…