1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Maanta In Ka Badan 10 Qof Ku Dishay Magaalada Marka Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha hoose ayaa ku waramaya in askar ka mid ah AMISOM ay dad shacab ah ku dileen magaaladaasi. Wararka ay heshay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Iyo Gargaar: Qaxootiga Yemen Ee Ku Sugan Qardho Oo Gurmad u Baahan Maamulka xarunta qaxootiga Yemen ee magaalada Qardho ayaa sheegay in dadka ku nool xeradaasi ay xilligaan yihiin kuwo u baahan gurmad iyo gacan qabasho dheeraad ah. Sheekh Cabdulqaadir Yaasiin oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Caabudwaaq “Ahlu-sunna Iyo Galmudg Midna Kuma Sugna Degmada” Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in degmadaasi ay la wareegeen ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca. Gudoomiyaha degmadaasi Hareeri Xasan Barre oo goor dhaw u waramay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ahlu-sunna Oo La Wareegtay Degmada Caabudwaaq Ciidamo ka tirsan Ahlu-sunna Waljameeca ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka mid ah Ahlu-sunna. Dagaal la’aan ayeey ciidankaan ku qabsadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Kulan Leh Iyo Guddiyada Doorashooyinka Iyo Xuduudaha Oo La Dhaarinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in kulan ay ku yeeshaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyaga oo ka shir doona arimo dhowr ah. Kulanka Baarlamaanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Lacag 50-kun Oo Doolar Ugu Yaboohay Dhismaha Wadada Isku Xirta Hobyo Iyo Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa kormeer waxa uu ku tagay wada isku xirta Hobyo iyo magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo dhisme dib u habeyn ah uu ka soconayo. Guuleed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaxootiga Yemen Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Oo Ka Cabanaya Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa ku sugan Qaxooti badan oo Yemen u dhashay, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda wadankooda. Qaxootigaan ayaa haatan ka cabanaya xaalad adag oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulan Ay Lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Oo u Baaqday Kooram La’aan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa la filayay in ay kulan ku yeesheen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho hase ahaatee kulankaasi ayaa u baaqday Kooram (Kuntan) la’aan, ka dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baardheere: Al-shabaab Oo Maxaabiis Sii Deysay Iyo Idaacadoodii Oo Hawada Laga Saaray Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in Xarakada Al-shabaab ay xabsi ku yaalla degmadaasi kasii daayeen Maxaabiis ay halkaasi muddo ku hayeen. Maxaabiista lasii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Taageerada Boqortooyada UK Waxay Muhiim u Tahay Dib Usoo Kabashada Soomaaliya’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga, Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms…