1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Rag Hubeysan Oo Nabadoon Ku Dilay Degmada Baardheere Ee Gedo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa ku waramaya in rag hubeysan goor dhaw magaaladaasi ku dileen mid ka mid ah Nabadoonada degmadaasi ugu caansan. Seddax qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Laga Soo Sheegayo Deegaanno Hoostaga Magaalada Gaalkacyo Ee Gobalka Mudug Deegaanno hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa laga soo sheegayaa in xilligaan ay ka jirto biyo la’aan baahsan oo saameysay dadka iyo duunyada halkaasi ku nool. Deegaanka Ceel Faarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobalka Hiiraan Oo Ku Hanjabay In Al-shabaab Ay Ka Saarayaan Guud Ahaan Gobalkaasi Taliska ciidanka xooga dalka Soomaaliya ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in guud ahaan Xarakada Al-shabaab ay ka saari doonaan meel walba oo ay ka joogaan gobalkaasi. Gaashaanle Cabdullaahi Cilmi Barre…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Abshirow “Waa In Dowladda Ay War Cad Kasoo Saartaa Dhibaateynta AMISOM Ee Dadka Shacabka Ah” Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dhibaatooyin ciidamada AMISOM ay kula dhaqaaqeen dad shacab ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Shalay Ku Dhaawacmay Rasaas Ay Fureen Ciidamada AMISOM Oo Qaarkood Laga Deyrinayo Xaaladooda Maamulka isbitaalka magaalada Marka ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in dadkii shalay ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada AMISOM qaarkood xaaladooda ay tahay mid adag. Agaasimaha Isbitaalkaasi Sheekh Cabdullaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Ku Howlan Xalinta Dagaal Beeleed Ka Dhacay Shabellaha Dhexe Maamulka magaalada Jowhar ayaa ku guda jira xalinta dagaal beeleed dhawaan ka dhacay deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Dhexe, kuwaa oo u dhaxeeyay beello walaalo ah. Gudoomiyaha magaaladaasi Cabdiqaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Iyo Ajaaniibta Kale Ee Ganacsiga Ku Leh Dalka Mozambique Oo Goobahooda Gancsi Xiray Wararka ka imaanaya dalka Mozambique gaar ahaan gobalka Nambula ee dalkaasi ayaa sheegaya in maanta wax shaqo ah qabaneyn Soomaalida iyo sidoo kale ajaaniibta ku nool wadankaasi. Tani ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Diyaaradaha Dagaalka Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Deeganno Ku Dhaw Baardheere Warar goor dhaw aynu ka helnay gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ay duqeyn dhanka cirka ah ka geysteen deegaanno ku dhaw degmada Baardheere ee gobalkaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Dhagax Dhigay Xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo ku burburtay dagaalladii sokeeye. Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Duulaan Ku Ah Deegaanka Moqokori Oo Al-shabaab Maamusho Wararka ka imaanaya gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay u ruqaansadeen deegaanka Moqokori ee gobalkaasi, halkaa oo ay maamulaan Xarakada Al-shabaab. Ciidamo aad…