1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Wadamada Deeqaha Bixiya Ka Dalbatay u Gurmashada Soomaalida Ka Imaanaysa Yemen Maamulka Puntland ayaa ka dalbaday wadamada deeqaha bixiya iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed in ay ku gacan siiyaan u gargaarida dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararaya dagaallada ka socda dalka Yaman. Wasiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nairobi: Maamulka Galmudug Oo La Taageeray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka dhacay munaasabad lagu taageerayay maamulka Galmudug, waxaana munaasabadaasi isku soo daba riday Jaaliyadda maamulkaasi ee Nairobi. Waxaa munaasabadaasi ka qeybgalay Odayaal dhaqameed, waxgarad,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Baladweyne Oo Ka Warbixyay Howlgal Ay Ka Sameeyeen Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska ee magaalada Baladweyne xarunta gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ka sameeyeen xaafadaha magaaladaasi. Taliyaha Booliiska Baladweyne Korneel Cali Dhuux Cabdi Mahad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Gudoomiyahii Hore ee Degmada Afgooye Oo La Dilay Wararka imaanaya degmada Afgooye ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkasi lagu dilay gudoomiyahii hoere ee degmadaasi Cabdullaahi Cabdi Iidey. Nin ku hubeysan Bistoolad ayaa la sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Shaaciyay Xilliga Uu Furmayo Shirka Maamul u Sameynta Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan Maamulka gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay xilliga uu furmi doono shirka maamulka loogu sameynayo gobalada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, xilli heer gabagaba ah uu marayo shirka dib u heshiisiinta Baladweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Nool Degmada Jowhar Oo u Baahan Gargaar Bini’aadanimo Barakacayaasha ku dhaqan degmada Jowhar ee xarunta gobalka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay hayso xaalad adag oo dhanka nolosha ah, iyaga oo ugu baaqay maamulka degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo Ka Socda Gedo Wararka ay Goobjoog News ka helayso gobalka Gedo ayaa ku waramaya in dhaqdhaqaaqyo ciidan ay halkaasi ka wadaan ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Ciidamo ka mid ah Itoobiya ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Boosaaso Oo Amaanay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Waxgaradka ku dhaqan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa amaanay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar ee Goobjoog News, kaasi oo mira dhalkiisa noqday in shacab badan oo Soomaaliyeed laga soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Yiri Doorashadii Galmudug? Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay baarlamanka maamulka Galmudug, sida wanaagsan ee uu ugu guuleystey qabashada doorashada madaxtinimada ee Maamulka Ku Meel Gaarka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Maxkamadda Hague u gudbineysa Dacwadda Ka Dhanka Ah Dowladda Kenya Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo hanuuninta Dadweynaha Maxamed Xayir Maareeye oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa Muqdisho, ayaa sheegay in dowladda ay go’aan cad ka qaadatay muran xuduudeedka Badda Soomaaliya iyo Kenya.…