1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Kaliil “Baarlamaanka Federaalka Waan Ku Taageernay Go’aankii Uu Ku Diiday Golaha Wakiilada Jubbland” Gudoomiyaha gobalka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa soo dhaweeyay go’aankii Baarlamaanka Soomaaliya 6-dii bishan ka qaatay golaha wakiilada ee Jubbaland. Waxa uu sheegay Kaliil in ka maamul ahaan ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif Oo Bogaadiyay Barnaamijka Gurmad Iyo Gargaar Sheekh Maxamuud Aw Cabdulle Cariif ayaa bogaadiyay barnaamijka Gurmad iyo Gargaar, kaasi oo loogu gurmanayo Soomaalida ku dhibban wadanka Yemen, isaga oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay Sheekha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Go’doon Ku Ah Dalka Yemen Mid ka mid ah Soomaalida ku dhaqan magaalada Sanca ee dalka Yemen ayaa sheegay in ay jiraan muwaadiniin badan oo go’doon ku ah deegaanno ka mid ah Yemen. Maxamed Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dibadbax Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka Oo Ka Socda Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu ka bilawday dibadbax ay ka qeybgalayaan shacab iyo mas’uuliyiin, kaasi oo ka dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Su’aalo Weydiineysa Shacabka Dhuusamareeb Ciidamada Ahlu-sunna ee shalay la wareegay degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa in saaka ay xaafadaha degmadaasi ka bilaabeen howlgal baaritaan ah. Ciidamadaan ayaa dadka qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Wariyayaal Ka Tirsan Goobjoog News Oo Gaaray Dekadda Mukalla Ee Yemen Dekadda Mukalla ee dalka Yemen waxaa goor dhaw gaaray Markab weyn oo ka amba baxay magaalada Muqdisho, kaasi oo la doonayo in lagu soo daabulo dad badan oo dalkaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odawaa Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhuusamareeb Wasiirka Arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, iyadoo degmadaasi ay la wareegeen ciidamada Ahlu-sunna. Wasiirka ayaa si…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Heshiis Gaaray Magaalada Jigjiga waxaa ka dhacay heshiis ay wada gaareen dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaasi oo ku aadan dagaalladii dhawaan ka dhacay Gobalka Galgaduud ee shacabka badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo: Odayaal Soo Dhaweeyay Mooshinkii Shalay Ay Meel Mariyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya Waxgaradka ku dhaqan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay ayaa soo dhaweeyay go’aankii shalay baarlamaanka Soomaaliya uu ugu codeeyay mooshinkii ka yaallay golaha wakiilada Jubbaland. Malaaq Deyrow Cali oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Taageertay Go’aankii Maamulka Jubbaland Ka Qaatay Dowladda Federaalka Maamulka Puntland ayaa maanta soo saaray war-saxaafadeed uu ku taageerayo go’aanka maamulka Jubbaland ka qaatay dowladda Federaalka ah, dhinaca kalena waxa ay cambaareeyeen Mooshiinkii shalay loo codeeyay ee ka dhanka…