1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanada Baarlamaanka Oo Maanta La Filayo In Ay u Codeeyaan Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo la filayo in ay so oaf meeraan mooshinka ka yaalla Baarlamaanka Jubbaland. Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Markab Sida Soomaali Badan Oo Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Oo Soo Gaaray Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in halkaasi goor dhaw uu kusoo xirtay Markab wada Muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ka Hadashay Wixii u Qabsoomay Todobaadkii Tagay Muqdisho, 06 June 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Maxamed “Ciidamada Dowladda Ayaa Soo Weeraray Deefow” Nabadoon Maxamed Axmed oo ka mid ah waxgaradka ku dhaqan deegaanka Deefow ee gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar ku qaadeen deegaankaasi oo maalin kahor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Gobalka Baay Oo Sheegay In Amniga Gobalka Ay Xaqiijiyeen Taliska ciidanka Booliiska gobalka Baay ayaa sheegay in gacan adag lagu qabanayo cid walba oo isku dayday in gobalkaasi ka sameyso falal amniga kasoo horjeeda. Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado: Egada Oo Ka Doodi Doonta Dastuurka Maamulka Loo Dhisayo Mudug Iyo Galgaduud Ergada shirka maamul u sameynta goballada dhexe ayaa maanta lagu wadaa in ay ka doodaan Dastuurka uu yeelanayo maamulka loo dhisayo gobalada Mudug iyo Galgaduud. Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Amniga Oo Ka Socda Degmada Doolow Degmada Doolow ee gobalka Gedo waxaa ka soconaya kulan ballaaran oo ay leeyihiin saraakiil Soomaal ah iyo kuwo Itoobiyaan ah, kaasi oo looga hadlayo arimo badan oo xasaasi ah. Siyaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Soomaalida Kasoo Carartay Yemen Ee Ku Sugan Boosaaso Oo Laga Warbixiyay Guddiga Gurmadka Qoysaska Yemen ka yimid ee Boosaaso ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xaaladda ay hadda ku nool yihiin dadkaasi, gaar ahaan kuwii dhawaan soo gaaray magaaladaasi. Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Culimada Soomaaliyeed Oo Shacabka Ugu Baaqay In Loo Midoobo Taakuleynta Soomaalida Kasoo Laabaneysa Yemen Sheekh Sayid Abba Cali Sheekh Cali Maye oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u midoobaan u gurmashada Soomaalida kasoo cararaysa dalka Yemen. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Federaalka Oo u Ambabaxay Magaalada Jigjiga Ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Magaalada Dhuusamreeb Ee Xarunta gobalka Galgaduud waxaa maanta ka baxay wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo sidoo kale waxgarad kuwaasi oo u ambabaxay magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida…