1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilaalada Iyo Darawalada Goobaha Waxbarashada Ee Berbera Oo Mushaar La’aan Ka Cabanaya Ilaalada Iyo Dawaralada ka shaqeeya goobahada Waxbarashada ee ku yaalla magaalada Berbera ayaa ka cabanaya mushaar la’aan baahsan oo soo wajahday, iyaga oo qarash badan sheegay in uu ka maqan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Ka Socda Deegaanka Hosingow Ee Jubada Hoose Waxgaradka Gobolada Jubooyinka ayaa ku baaqay in si Shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ay dadku ku dhinteen ee ka socda deegaanka Hoosingoow ee Gobolka Jubada hoose. Nabadoon Xasan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shabellaha Hoose: Dad Badan Oo La Xanuunsanaya Cudurka Duumada Deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose ayaa lagu soo waramayaa in xillligaan uu ka jiro cudurka duumada, kaasi oo dad badan ay la xanuunsan yihiin. Deegaanadaasi waxaa ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Cirfo “Waxbarashada Gobalka Galgaduud Wax Badan Ayaan Ka Qabanay” Gudoomiyaha gobalka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo ayaa sheegay in isbedal xoogan oo dhanka waxbarashada ah uu ka socdo degmooyinka iyo deegaanada gobalka Galgaduud. Gudoomiyaha oo marti ku ahaa barnaamijka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Doodayo Dastuurka Jubbaland Oo Ka Socda Degmada Dhuubleey Ee Jubbada Hoose Magaalada Dhoobley ee gobalka Jubada Hoose, waxaa ka soconayo shir looga hadlo arimaha Dastuurka Jubbaland, kaasi oo daba socda shirar maalmahaan ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalkaasi. Shirkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Suldaan Cabdi Madoobe “Hadii Aysan Dowladda Degdeg Wax Uga Qaban Cabashadeena Shirka Cadaado Waan Ka Baxaynaa” Suldaan Cabdi Madoobe oo ka mid ah waxgaradka ku sugan degmada Cadaado, kana qeybgalaya shirka maamul u sameynta gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa sheegay in shirka ay isaga bixi doonaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ansixiyey Magacaabista Xubin Ka Mid Noqonaysa Gudiga Madaxa Banaan Ee Dastuurka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirahid Cali Sharmarek, waxaana shirka looga hadlay Amniga, Ansixinta xubin kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiye Jawaari Oo Ka Qeybgalay Furitaanka Kalafadhiga 5-aad Ee Baarlamaanka Uganda (Sawirro) Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda uga qeybgalay Munaasabadda furitaanka Kalfadhiga 5aad ee Baarlamaanka Uganda. Munaasabadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wafdi Mareykan Ah Ku Qaabilay Magaalada Muqdisho (Sawirro) Muqdisho, 4 June, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabiley Danjire Tina Kaidanow oo ah Xiriiriyaha Hawlgallada la Dagaallanka Argagixisada ee Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo La Ansixiyay Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay gudoomiyaha cusub Maxkamadda sare ee maamulkaasi Aadan Xaaji Cali Cabdi oo dhawaan uu soo magacaabay Madaxweyne Siilaanyo. Kulanka ay yeesheen golaha wakiilada ee ay ku…