1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buuloburde: Raashiin Loo Qeybiyay Qoysas Dan Yar Ah Qoysas ku nool degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa loo qeybiyay raashiin ka kooban Galley, Saliid, Boorash iyo Saliid, waxaana loo qeybiyay illaa iyo 800 oo ruux. Raashiinkaan waxaa degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Axmed Diiriye “Shacabka Soomaaliyeed Ha u GurmadaanWalaalahooda Ku Dhibban Yemen” Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda Federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed laga doonayo in ay xoojiyaan gurmadka loogu jiro sidii loo soo badbaadin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Guriceel Oo Shacabka Ugu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Ka Imaanaysa Yemen Maamulka degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in qof walba uu ka qeyb qaato gurmadka loo sameynayo dadka Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya wadanka Yemen. Madaxa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Dagaallada Deefow Iyo Kabxanley Ee Hiiraan Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanaayasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhinacyadii ku dagaallamay deegaanada Deefow iyo Kabxanley ee gobalka Hiiraan in ay nabadda qaataan oo dagaallada joojiyaan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayay Amniga Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Shir saacado badan qaatay, loogana hadlayay ammaanka deegaanada uu ka arrimo maamulka Jubbaland ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose. Kulankaan waxaa shir gudoominayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Jabuuti Ee Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Ambassador Dayib Dubad Rooble, waxaana wafdiga ka mid ahaa wakiilada Midowga Yurub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dib Uga Bilawday Deegaanno Ka Mid Ah Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya Liyuu Boolis iyo dad ku dhaqan deegaanada xiga Xuduuda dalka Itoobiya uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleema Saarka Dhiggiisa Sudan (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala qeybgaley xafladda caleema saarka Madaxweyne Jamhuriyadda Sudan, Mudane Cumar Xasan Axmed Al Bashiir oo dib loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Faah Faahiyay Howlgallo Ka Socda Magaalooyinka Boosaaso Iyo Gaalkacyo Taliska ciidamada Booliiska Puntland ayaa faah faahin ka bixiyay howlgal ay ciidamada amaanka ka wadaan magaalooyinka Boosaaso iyo Gaalkacyo, ka dib dilal halkaasi ka dhacay. Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Jeneraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Soo Qaadaya Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Yemen Oo Muqdisho Ka Shiraacday Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya waxaa saaka ka shiraacday Markab dhawaan uu ku yaboohay ganacsade Cabdi Cali Faarax kaasi oo lagu soo daabuli doono Soomaalida ku dhibban dalka Yemen. Markabkaan oo…