1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmay Dhigiisa Nigeria Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Nigeria Mudane Muhammadu Buhari. Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ismiidaamin Oo Ka Dhacay Masjid Ku Yaalla Sacuudiga Warar goor dhaw ay baahiyeen warbaahinta caalamka ayaa sheegaya in goor dhaw uu qarax Ismiidaamin ah ka dhacay Masjid ku yaalla dalka Sacuudiga oo ay Salaada Jimacaha ku tukanayeen dad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Galgaduud Oo Sheegay In Ay Wadaan Dadaallo Lagu Joojinayo Dagaallo Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Maamulka gobalka Galgaduud ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan dadaal xoogan oo ku aadan sidii loo damin lahaa dagaallo ka socda deegaano ka mid ah gobalkaasi, kaasi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka Mid Ah Hooyooyinkii Kasoo Cararay Yemen Oo Ku Baaqday In Loo Gurmado Dalka Yemen waxaa kasoo cararaya dad badan oo Soomaaliyeed ka dib dagaallo halkaasi ka dhacay, waxaana jira dadkaasi qaarkood oo aad u dhibban. Mid ka mid ah hooyooyinkii Yemen ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan Oo Dhaliilay Dowladda Kenya Siyaasi Maxamuud Sayid Aadan oo mar soo noqday xildhibaan ayaa dhaliilay dowladda Kenya, oo uu sheegay in dhibaato ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Gedo. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Loo Diiday In Ay Kasoo Degaan Dekadda Berbera Oo Ku Hanjabay In Badda Ay Isku Tuuri Doonaan Iyaga Iyo Caruurtooda (MUUQAAL) Maalintii shalay ahayd waxaa dekadda Magaalada Berbera kusoo xirtay dad Soomaaliyeed oo kasoo cararay dagaallada ka soconaya dalka Yemen, kuwaasi oo cadibaad kala kulmay maamulka Somaliland. Doonida dadkaan ay saarnaayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Gaaray Nigeria (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ee uu ka mid yahay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda iyo dhiira-gelinta maalgashiga ayaa soo gaaray magaaladda Abuuja…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkadda Hormuud Oo Maanta 100-Kun Oo Doolar Ku Wareejisay Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa maanta guddiga Badbaadinta iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed waxa ay ku wareejiyeen 100-kun oo doolar, taasi oo qeyb ka ah u gurmashada Soomaalida ku dhibban dalka Yemen.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah waxa ay ku fulisay Cabdullaahi Aadan Isaaq oo ka mid ahaa ciidamada Hay’adda Nabad Sugidda Qaranka, kaasi oo horay dil toogasho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Qaxootiga Ee Boosaaso Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Dadkii Ugu Dambeeyay Ee Magaaladaasi Gaaray Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa shalay gaaray dad badan oo Qaxooti Soomaaliyeed ah, kuwaasi oo tiro ahaan ku dhaw 2-kun oo qof, waxaana ay kasoo carareen dagaallada ka…