1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobalka Galgaduud Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Socda Deegaanno Ka Mid Ah Gobalkaasi Maamulka gobalka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal ka socda deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan deegaano xiga dhanka xuduudda Itoobiya. Gudoomiyaha gobalkaasi Xuseen Wehliye Cirfo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Dad Badan Ay Ku Naf Waayeen Oo Ka Socda Deegaan Ka Mid Ah Galgaduud Dagaal beeleed ayaa lagu soo waramayaa in uu ka soconayo deegaanka Balli-dhiig ee gobalka Galgaduud, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta la xaqiijiyay waxaa dagaalkaasi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe Oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Safiir Ku Xigeenka Ingiriiska u Fadhiya Kenya Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta ka warbixiyay kulan ay la yeesheen safiir ku xigeenka dalka Ingiriiska u fadhiya dalka Kenya, kuwaasi oo dhawaan soo gaaray Somaliland. Mr.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye “Ilama Ahan In Dalka Doorasho Ay Ka Dhici Doonto 2016” Wasiirkii hore ee wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye waxa ay sheegtay in waqtiga ka haray hiigsiga 2016-ka ay ka dhici karto doorasho xalaal ah, waxaase ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo Dhaqdhaqaaq Ka Wada Degmada Garbahaarey Ee Gedo Ciidamo badan oo Itoobiya ka socda ayaa lagu soo waramayaa in ay soo gaareen degmada Garbahaarey ee xarunta gobalka Gedo, kuwaasi oo dhaq dhaqaaq ciidan ka wada degmadaasi. Ciidamadaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Xasan Turki Oo Geeriyooday Wararka ka imaanaya gobalka Jubada Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi uu ku geeriyooday Sheekh Xasan Turki oo ka mid ahaa aas aasayaashii Xarakada Al-shabaab, iyo sidoo kale ururo kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaradka Somaliland Oo 4 Qodob Ku Heshiiyay Ka dib kulamo maalmo socday qaarkoodna lagu kala kacayay ayaa ugu dambeyn waxaa is faham buuxa gaaray Xukuumadda iyo xisbiyadda mucaaridka Somaliland, taasi oo ku saabsan waqti la qabanayo doorashooyinka…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Sooyaalka Sahanka Tirakoobka Dadka Soomaaliyeed Dhawaan dowladda federaalka oo kaashanaysa hey’adda tirakoobyada adduunka waxa ay soo saartay qiyaas lagu sameeyey inta ay dhanyihiin dadka ku nool Soomaaliya, kaasi oo markiiba keeney murano siyaasadeed iyo ku…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Maanta Ka Shiray Arimaha Qaxootiga Iyo Amniga (Sawirro) Shirkii Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, shirka ayaa waxaa looga hadlay Amniga,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7-qodob Oo Laga Soo Saaray Safarkii Ra’iisul Wasaare Cumar Ku Tagay Magaalada Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa maalintii shalay ahayd gaaray wafdi uu hogaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyaga oo halkaasi kula kulmay madaxda maamulka Jubbland.…