1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiishii u Xirnaa Qaraxii Hotelka SYL Oo Qaarkood Lasii Daayay Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta sii deysay 7 ka mid ah 11 sarkaal oo loo xiray qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee 22-kii Janaayo ee Sanadkaan lagu qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Dhawaan Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Oo Xaalad Adag Ku Haysato Magaalada Berbera Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa soo wajahday dadka Soomaaliyeed ee dhawaan kasoo cararay dalka Yemen, kuwaasi oo ku sugan magaalada Berbera. Dadkaan qaarkood oo u waramay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Deegaanka Beladul Amiin Oo Ku Guuleystay Xirista Meelihii Deegaankaasi Uga Soo Fatahay Wabiga Shabelle Maamulka deegaanka Baladul Amiin ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay ku guuleysteen Xirista meelihii wabiga Shabellaha uga soo fatahay deegaankaasi. Gudoomiyaha deegaankaasi Xaaji Cali Macalin Axmed oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Laga Dareemayo Deegaanka Janaale Ee Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobalka Shabellaha Hoose ayaa ku waramaya in dhaq dhaqaaq ciidan halkaasi laga dareemayo, iyadoo ay wadaan dhaqdhaqaaqaasi ciidamada dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Afrika Oo Sheegay In Soomaaliya Ay Ka Gudubtay Marxaladihii Adkaa Ee Soomaray Ururuka Midowga Afrika ayaa sheegay in Soomaaliya xilligaan laga dareemayo isbedallo dhanka horumarka ah, islamarkaana ay kasoo gudubtay marxaladihii adkaa ee dalka uu soo maray. Wakiilka Midwga Afrika u qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Qaarkood Oo Dhaliilay Go’aan Dhawaan Kasoo Baxay Somaliland Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay go’aan dhawaan kasoo baxay maamulka Somaliland, kaasi oo ku aadan in aysan deegaanadooda imaan karin shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Lagu Eedeeyay In Ay Jahwareerisay Shirka Cadaado Mid ka mid ah siyaasiyiinta ku sugan degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku eedeeyay dowladda Soomaaliya in ay jahwareerisay shirka ka socda degmadaasi ee maamulka loogu sameynayo gobalada Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Magaalada Marka Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabellaha Hoose waxaa shalay iyo maalintii ka horeysay ka dhacay dagaal u dhaxeeyay beello wada degan gobalkaasi. Dagaalkaasi ayaa intii uu socday waxa uu sababay…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Kenya Iyaduba Dan Weyn Ayeey Nagu Qabtaa” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Kenya ay dan weyn ku qabto shacabka Soomaaliyeed. Xildhibaanka oo u waramayay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Baladweyne Oo Aragti Kala Duwan Ka Dhiibtay Shirka Ka Socda Magaaladaasi Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa ka soconaya shir ballaaran oo dib u heshiisiin ah, kaasi oo u dhaxeeya beelaha degan gobalkaasi. Shacabka ku dhaqan magaalada Baladweyne ayaa aragti…