1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Mooshinka Laga Keenay Baarlamaanka Jubbaland Waa Gardarro” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si cad uga soo horjeestay mooshinka ka dhanka ah baarlamaanka maamulka Jubbaland oo dhawaan ay keeneen xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Gaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Soomaaliyeed Oo Ku Yaboohay Markab Lagu Soo Daabulo Soomaalida Yemen (Sawirro) Ganacsade Cabdi Cali Faarax oo Madax ka ah Shirkadda Jubba General Trading ayaa ku yaboohay Markab wayn oo soo qaadi doona Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugan Dalka Yeman. Ganacsadahan oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed Oo Fariin U Diray Ganacsatada (Sawirro). Guddiga Badbaadinta Iyo Samatabixinta Qaxootiga Soomaaliyeed oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa baaq u diray ganacsatada Soomaaliyeed iyo sidoo kale dadkii lacagaha yaboohay ee weli qarashaadka aan bixin. Gudoomiyaha Gudigaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Lacag u Aruuriyay Dadka Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa lacag dhan 21-kun oo Doolar Maraykanka ah waxa ay u Aruuriyeen dadka Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaallada ka socda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Wakiil Cusub u Magacaabatay Itoobiya Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wakiil cusub u magacaabay dalka Itoobiya, si loo dardar geliyo xiriirka dowladda Itoobiya iyo Somaliland. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Siilaanyo ayaa xilkaasi cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiweli Gaas Oo Lagu Dhaliilay Wax Qabad La’aan Madaxweynaha maamulka Puntland iyo sidoo kale xubnaha maamulkaasi hogaanka u ah ayaa lagu dhaliilay wax qabad la’aan mudadii ay xilkaasi hayeen. Siyaasi Daahir Cabdiqaadir Muuse Ciiro oo ah gudoomiyaha golaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ku Baaqay In Cadaaladda La Horkeeno Ragii Ka Dambeeyay Dilka Xildhibaan Yuusuf Dirir Mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan cadaaladda lagu soo hor istaajiyo ragii ka dambeeyay dilka xildhibaan Yuusuf Dirir oo maalin kahor u dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Ku Sugan Magaalada Baydhaba Oo Ugu Baaqay Shacabka In Ay u Gurmadaan Soomaalida Ku Dhibban Yemen Mid kamid ah siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay laguna magacaab Cabdiqaadir Abukar ayaa ugu baaqay shacabka in ay u gurmadaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa “Hala Soo Dhaweeyo Qoysaska Reer Yemen Ee Dalkeena Usoo Qaxay” Gudoomiye ku xigeenka guddiga arimaha dibadda baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cumar Dalxa ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay soo dhaweeyaan qoysaska u dhashay Yemen ee dalka kusoo qaxay. Dalxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqa Ku Aadan u Gurmashada Soomaalida Yemen Oo Sii Kordhaya Dalka Yemen oo dagaallo ay ka socdaan waxaa ku sugan muwaadiniin badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo halkaasi ku dhibban, waxaana isa soo tara baaqa ku aadan u gurmashada dadkaasi. Guddoomiyaha…