1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh Oo Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Ayaa Soo gaaray Boosaaso Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa maanta soo gaaray dad hor leh, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Dadkaan oo tiradooda la sheegay in ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhuusamareeb: Dhismayaasha Sharci Darada Oo La Burburinayo Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa horay waqti ugu qabtay in ay uga guuraan hareeraha wadooyinka dadka sida sharci darada ah u degan, iyadoo waqtigaasi maanta ay ku ekaa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug Oo Ku Baaqay u Gurmashada Soomaalida Kasoo Cararay Dalka Yemen Maamulka Gal-mudug ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay u gurmadaan shacabka Soomaaliyeed ee kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen. Gudoomiyaha magaalada Gaalkacyo Bile Diini Cali ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gal-mudug iyo Hay’ado Ka Shiray Nadiifinta Wadooyin Ay Biyo Wasaqeysan Fadhiyaan Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug waxaa maanta ka dhacay kullan ballaaran oo looga arinsanayay sidii magaaladaasi looga saari lahaa biyaha wasaqeysan ee dhex yaalla xaafadaha Gaalkacyo. Kulankaan waxaa isugu yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Dil Ah Ka Fulisay Magaalada Baydhaba Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku fulisay nin la sheegay in uu ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab, islamarkaana uu ka qeybqaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudaaharaad Looga Soo Horjeedo Mooshinka Laga Geeyay Baarlamaanka Jubbaland Oo Ka Dhacay Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose waxaa ka dhacay dibadbax looga soo horjeedo mooshin ay xildhibaanka ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ka geeyeen baarlamaanka maamulka Jubbaland. Shacabkaan ayaa shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo La Eedeeyay Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee degmada Hoosingow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa maamulka Jubbaland ku eedeeyay in ay cunaqabateyn saareen shacabkii degmadaasi. Gaashaanle Dhexe Xasan Maxamed Xujaale oo wareysi siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imitixaanaadka Shahaadiga Ee Dugsiyada Puntland Oo Loo Diyaargaroobayo Wasaarada Waxbarshada Maamul goboleedka Puntland ayaa bilowday u diyaargarowga qaadista imtixaanaadka shahaadiga ee dugsiyada Puntland. Axmed Maxamuud Axmed (Saahid) Madaxa Imtixaanaadka Wasaarada Waxbarshada ee Puntland ayaa Goobjoog News u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Shacabka Soomaaliyeed Waa In Ay Isku Gurmadaan” Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa sheegay in xilligaan shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay u istaagaan sidii ay isugu gurman lahaayeen, maadaama muwaadiniin badan ay ku dhibban yihiin dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hooyo Araga La Oo Ka Sheekeysay Dhibaato Ay Kula Soo Kulantay Dalka Yemen Xaliimo Muunye Rooble waa hooyo Soomaaliyeed oo araga la, waxaana ay ka mid ahayd dadkii dhawaan kasoo cararay dalka Yemen. Waxa ay sheegtay in dalkaasi dhibaato badan ay ka jirto,…