1 daqiiqo Sheeko:Dalka 95 Qof Oo Ka Mid Ah Soomaalida Yemen Ayaa Maanta Kasoo Degaya Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho Waxaa maanta kusoo wajahan diyaarad sida muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku dhibanaa dalka Yemen oo dagaallo ka socdaan. Dadkaan diyaaradda ay soo qaaday ayaa tiro ahaan gaaraya 95…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Kasoo Laabtay Yemen Ee Ku Sugan Magaalada Muqdisho Oo Codsi u Diray Dowladda Federaalka Qaar ka mid ah dadkii kasoo laabtay Dalka Yeman ee soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa Dowlada Federaalka ka dalbaday in dib u dejin loo sameeyo, maadama Dalka ay kusoo laabteen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyay Xalinta Beelihii Ku Dagaallamay Deegaanka Deefow Ee Hiiraan Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaa 1-dii bishan ka furmay shir dib u heshiisiin ah, kaasi oo lagu heshiisiinayo beelaha degan guud ahaan gobalkaasi. Shirkaan ayaa hadda ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Baydhaba Oo Laga Shiray Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa ka dhacay kulan ballaaran oo looga hadlayay sidii loo xaqiijin lahaa amaanka guud ee magaaladaasi. Kulankaan waxaa isugu yimid gudoomiyayaasha xaafadaha magaalada Baydhaba,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doon Wada Soomaali Kasoo carartay Dagaallada Yemen Oo Kusoo Wajahan Dekadda Boosaaso Wararka ay Goobjoog News ka helayso dalka Yemen ayaa ku waramaya in dekadda magaalada Mukalla ay kasoo baxayso doon ay la socdaan muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xayirnaa dalkaasi. Dadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Dab Baabi’iyay Suuqii Degmada Ceel-waaq Ee Gedo Dab geystay khasaare hantiyadeed oo aad u badan ayaa ka kacay suuq ku yaalla degamada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kaas oo lagu magacaabo Suuq Buusaar, iyadoo aan la ogeyn waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Oo Dowladda Shiinaha Kala Hadashay Hormarinta Caafimaadka Dalka Wasiirka wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo booqasho ku joogta dalka Shiinaha ayaa halkaasi waxa ay kulan kula qaadatay wasiirka dalkaasi u qaabilsan caafimaadka Li Bin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Safiirka Yemen Ee Soomaaliya Oo Ku Kulmay Garoowe Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa gaaray safriika Yemen ee Soomaaliya Mansur Ali Rayash Al-imrani, kaasi oo halkaasi kula kulmay madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas. Mas’uuliyiintaan ayaa arrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IOM Oo Maanta Magaalada Boosaaso Ka Qaaday 120 Qof Oo Ka Mid Ah Dadkii Kasoo Cararay Dagaallada Yemen Hay’adda socdaalka aduunka IOM ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari waxa ay ka qaaday 120 qof oo ka mid ah dadkii dhawaan kasoo cararay dagaallada ka socda dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jeneraal Fartaag “Al-shabaab Waan Ka Saareynaa Deegaanada Ay kaga Sugan Yihiin Jubooyinka Iyo Gedo” Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Xarakada Al-shabaab ay kala wareegi doonaan dhawaan deegaanada ay kaga sugan yihiin gobalada Jubooyinka iyo Gedo. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo…