1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Wasaqeysan Oo Dhex Yaalla Wadooyinka Magaalada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug oo uu ka da’ay roobka xilliga guga ayaa hadana waxaa jira wadooyin badan oo magaaladaasi ka mid ah, islamarkaana ay dhex yaallaan biyo aad u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Puntland Oo Caawinaya Soomaalida Kasoo Carartay Dagaallada Yemen Dhawaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa soo gaaray dad badan oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo kasoo cararay dagaallada ka socda dalka Yemen, iaydoo dadkaasi ay haysato xaalad adag oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ahaa Dadkii Ka Yimid Yemen Ee Boosaaso Tagay Oo Loo Amba Bixiyay Gobaladii Ay Deganaayeen (Sawirro) Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaa laga amba bixiyay 300 oo kuwaa oo ka mid ahaa dadkii horay loogu soo dhaweeyay halkaasi, kana yimid wadanka Yemen oo dagaallo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Puntland Oo Ka Warbixiyay Howlgalka Ka Socda Boosaaso Taliska ciidanka Booliiska ee maamulka Puntland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlgal ay ciidanku ka wadaan magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, kaasi oo dad badan lagu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hargeysa: 60-Sano Jir Laga Soo Saaray 3-Kiilo Oo Dhagax Ah Isbitaalka Guud ee magaalada Hargeysa ayaa dhawaan waxaa lagu qalay nin da’diisa tahay 60-sano jir, kaasi oo kaadi haysta laga soo saaray dhegax lagu qiyaasay Seddax Kiilo. Bukaankaan oo magaciisu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Askar Ka Tirsan Dowladda Maxakamadda ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun ku riday Laba Askari oo la sheegay in ay damacsanaayeen in ay ka baxsadaan tababar ciidan oo loogu qaaday Dalka Turkiga.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgallo Ka Wada Magalada Boosaaso Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa ku waramaya in ciidamada Puntland ay halkaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadaan ayaa howlgalka waxa ay ka wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Soomaali Ah Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada dalka Masar ayaa xabsiga dhigay Tahriibayaal Soomaaliyeed, kuwaasi oo la sheegay in la qabtay xilli ay tahriib ahaayeen. Dadkaan ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 120 qof, waxaana la qabtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Iyo Xubno Ka Tirsan Beesha Caalamka Oo Ka Hadlay Sidii Wax Loogu Qaban Lahaa Dadka Kasoo Cararay Yemen Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa madax ka tirsan beesha caalamka kala hadlay taageero loo fidiyo dadka kasoo laabtay Yemen ee ku sugan deegaanada Puntland. Cali Gaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Qaarkood Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqay u Gurmashada Soomaalida Ku Dhibban Yemen Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka ah in ay degdeg ugu gurmato shacabka Soomaaliyeed ee ku dhibban dalka Yemen, islamarkaana ay fuliso balanqaadkeedii ku aadanaa…